Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxaa ka jira in ciidanka xasilinta ay gadood ka sameeyeen isgoyska Fagax?

MUQDISHO (SMN) - Dhowrkii saaca ee la soo dhaafay waxaa baraha bulshada lagu baahiyay wararka sheegaya in ay jiraan ciidamo ka tirsan kuwa xasilinta...

Madaxweynaha Jubbaland oo maamul cusub u magacaabay gobolka Gedo

KISMAAYO (SMN) - Madaxwweynaha Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maamul cusub waxa uu u magacaabay gobolka Gedo, oo weli laga diidan yahay...

Ardayda fasalka 8-aad oo u dabaal-dagay dhammaadka imtixaanka DF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, Sareeye Guuuto. Sulub Axmed Firin, ayaa maanta kormeer ku tagay xarunta Jaamacada Umadda Soomaaliyeed oo uu ka...

Sawirro: Shir u dhexeeyo DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay shirka Wasiirada Maaliyadda Dowladda Federal Soomaaliya, Maamul Goboleedyada Dalka iyo Maamulka Gobolka Banaadir.   Shirkaan waxaa si...

Uganda oo shaacisay in askar lagu waayay weerarkii Buulo-Mareer dib loo helay

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka ciidamada difaaca Uganda General Felix Kulaigye oo la hadlay laanta afka Soomaaliga AH ee VAO ayaa sheegay in ay dib...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo magacaabay guddi cusub + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre oo garowsan qiimaha iyo mudnaanta ay leedahay sanad guurada 63—aad ee...

Ajaaniib ka kalluumeysanayay xeebaha Soomaaliya oo la xukumay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa 36 dambiile oo ajaanib ah lagana soo qabtay xeebaha dalka Soomaaliya ayagoo si sharci darro ah uga...

Ciidan la kala dhex-dhigay maleeshiyaad ku dagaalamay gobolka Galgaduud

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya iyo kuwa Galmudug la kala dhex-dhigay maleeshiyaad...

Qatar, Imaaraat, Turki, UK iyo Mareykanka oo war kasoo saaray xaaladda Somalia

MUQDISHO (SMN) -Wakiilo ka  kala socda Soomaaliya, Qatar, Imaaraatka carabta, Turkiga, Britain iyo Mareykanka ayaa kulankoodii seddexaad ku qaatay magaalada Dooxa ee caasimadda dalka...

Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha uu sababay qarax xoogan oo xalay fiidkii ka dhacay guri ku yaalla xaafadda...

WARAR KALE

Jubaland oo la wareegtay maamulka Beled Xaawo ee gobolka Gedo

BELED XAAWO, GOBOLKA GEDO – Maamulka Jubaland ayaa la sheegay inuu dib ula wareegay gacan-ku-haynta degmada Beled Xaawo ee gobolka Gedo, kadib wada-hadallo dhexmaray...

Soomaaliya oo Hambalyo u Dirtay Uganda Munaasabadda 64-aad ee Xorriyaddeeda

Muqdisho, Soomaaliya –  Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Uganda munaasabadda sannad-guurada 64-aad ee ka soo wareegtay markii ay...

Somalia’s National Human Rights Commission seeks stronger ties with National University

MOGADISHU – Somalia’s National Independent Human Rights Commission is seeking to strengthen cooperation with Somali National University in research, education and the promotion of...