QM oo shaacisay in 22 qof ay ku dhinteen fatahaadda Beledeweyne
MUQDISHO (SMN - Daadad xooggan oo ku dhuftay magaaladda Beledweyne ayaa waxaa ku dhintay 22 qof, waxaana ay saameeyeen in ka badan 450,000 qof,...
MW Xasan Sheekh oo sagootiyay ciidamo ku biiraya dagaalka Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka saagootiyey Xerada Jeneraal Goordan ee magaalada Muqdisho cutubyo ka tirsan Ciidamada...
Mid kamid ah dadkii ka badbaaday weerarkii xarunta gobolka Bamaadir oo wareysi bixiyay
MUQDISHO (SMN) - Waxaa weli isa soo tarayo macluumaadka laga helayo weerarkii xooganaa ee ay shalay kooxda Al-Shabaab ku qaaday xarunta maamulka gobolka Banaadir,...
Shacab kasoo barakacay dhibaatada Al-Shabaab oo soo gaaray Muqdisho
Qoysas Soomaaliyeed oo kasoo barackay deegaannada ay ka arrimayaan Al-Shabaab ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo ay haystaan xaalado bani’aadanimo iyo kuwa...
Kooxo hubeysan oo weerar ka fuliyay Muqdisho + Bartilmaameedka
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahinno kala duwan ayaa kasoo baxaya isku-day la doonayay in lagu khaarijiyo Hamdi Sharif Ali oo ka tirsan shaqaalaha wasaaradda maaliyadda...
Sawirro: Wafuud caalami ah oo oo soo gaartay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Waxaa saacadihii lasoo dhaafay soo gaaray magaalada Muqdisho wufuud caalami ah, kuwaas oo doonaya inay ka qeyb galaan xafladda caleema saarka...
Sawirro: Madaxweynaha Soomaaliya oo kormeeray Wasaaradda Gaashaandhigga
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga.
Ujeedka kormeerka Madaxweynaha ayaa ahaa...
Koonfur Galbeed oo toogasho ku fulisay nin dil ka geystay magaalada Baydhabo
BAYDHABO (SMN) - Maxkamadda gobolka Baay ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku ridday Maxamed Xasan Maxamed oo lagu helay dilkii loo geystay Aamino...
Wararkii ugu dambeeyey ee xafladda caleema saarka Madaxweynaha + Sawirro
MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir guddoomiyay kulan looga hadlayay u diyaar-garowga sugida...
Dowladda Soomaaliya oo kordhisay qiimaha Xajka ee sanadkan
MUQDISHO (SMN) - Guddiga qaabilsan adeegga Xajka ee wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ayaa sheegay in la kordhiyey qiimaha Xajka ee sanadkan, kadib war...















