Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Sheekh Aadan Madoobe oo kulan la yeeshay laamaha amniga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa isugu yeeray dhammaan saraakiisha ugu sareysa ciidamada qalabka...

Taliska Booliska oo war cusub kasoo saaray dilkii Atooraha Badda Liido

MUQDISHO (SMN) - Afhayeenka Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed , Cabdifitaax Aaden Xasan ayaa faah-faahin ka bixiyay qaabka uu u dhacay dilka , Cusmaan Salaad Daahir...

Madaxweyne Farmaajo oo hambalyo u diray bahda warbaahinta Soomaaliyeed

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa dhammaan saxafiyiinta iyo xarumaha Warbaahinta Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey Maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka,...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo la kulmay Cali Maxamed Geedi

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la yeeshay Ra"iisul Wasaarihii hore ee dalka mudane Cali...

QM oo shaacisay in Suxufiyiinta Soomaaliyeed ay wajahayaan halis

MUQDISHO (SMN) - Qoraal ka soo baxay Qaramada Midoobay oo lagu soo beegay maalinta Xorriyadda Saxaafadda Adduunka ee 3 May ayaa lagu sheegay in...

Al-Shabaab oo weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday ciidamada Burundi

JOWHAR (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saaka Al-Shabaab ay weerar ku bilowday qaraxyo ku qaaday saldhig ciidamada...

Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Xoriyadda Saxaafadda

MUQDISHO (SMN) - Maanta oo ku began 3-da May waxaa dalalka caalamka oo dhan ay u dabbaaldegayaan xuska maalinta xoriyadda saxaafadda oo ah maalin...

MW Farmaajo oo Salaada Ciida ku oogay masjidka Shuhadada + Sawirro

MUQDISHO (SMN - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo salaadda Ciidul Fidriga ku tukaday Masjidka Shuhadada ee Madaxtooyada Qaranka, ayaa ummadda...

Ra’iisul wasaaraha XFS oo la kulmay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa la kulmay Guddoomiyaha Aqalka Saree ee BJFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi. Rooble ayaa guddoomiyaha...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo ka hadlay munaasabadda Ciidul Fidriga

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka BFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa hoygiisa salaadda ciidda kula tukaday mas'uuliyiin kala duwan oo ka...

WARAR KALE

Somali Opposition Party Warns Against Possible Military Action Against Opposition Leaders

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Himilo Qaran party has warned against possible military action targeting opposition politicians’ offices, saying President Hassan Sheikh Mohamud would bear...

Puntland Acting President Meets Ethiopian Consul Amid Regional Tensions

GAROWE, Somalia — Puntland’s acting president, Ilyas Osman Lugatoor, met Ethiopia’s consul general to the Somali regional administration on Saturday to discuss bilateral cooperation...

Somali Parliament Speaker Urges Faster Work on Bills Protecting Women and Children

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s House of the People Speaker, Abdukadir Mohamed Nur Jama, has urged a parliamentary committee to accelerate its work on pending...