Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kheyre oo Cambaareeyey Xarigga Dhalinyaro Muqdisho Lagu Xiray

Muqdisho – Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyey xarigga dhalinyaro la sheegay inay ka tirsan yihiin koox isku...

Soomaaliya oo Kusoo Bandhigtay Hormarrada Xuquuqul Insaanka Kulanka 52-aad ee UPR

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiijo Maxamed Al-Makhzoumi iyo wafdi ballaaran oo ay hogaamineyso ayaa ka qeybgalay...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in ay Dib-u-dejin ah u Sameyneyso Dadkii laga Barakiciyay Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay qorshe lagu dib-u-dejinayo qoysaskii laga barakiciyay magaalada Muqdisho, iyadoo sheegtay inay dhisi doonto guryo ay degi doonaan...

Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo Bedelay Taliyaha Ciidanka

Juba – Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday taliyihii ciidamada dalka iyo wasiirkii maaliyadda, sida ay warbaahinta dowladda shaacisay fiidnimadii Arbacada.   Isbeddelladan ayaa...

Weerarro Dad Badan Lagu Dilay oo Ka Dhacay Bartamaha Mali

Mopti, Mali – Ugu yaraan ku dhawaad 50 qof ayaa lagu dilay weerarro argagixiso oo ka dhacay laba tuulo oo ku yaalla bartamaha dalka...

Wasiirka Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka oo Geneva Kulan kula Qaadatay Danjiraha Xuquuqul Insaanka UK

Geneva, Switzerland – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa magaalada Geneva kulan miro dhal...

Xildhibaan Ka Tirsan Mucaaradka oo Taageero u Muujiyay Shacabka La Barakiciyay

Muqdisho – Xildhibaan Caano Nuug oo kamid ah mudanayaasha mucaaradka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay inay garab taagan yihiin shacabka laga barakiciyay magaalada Muqdisho.   Xildhibaanka ayaa...

Guddoomiyayaashii Hore ee Banaadir oo Taageeray Dibadbaxa loo Qabanayo dadkii laga Barakiciyey Muqdisho

Muqdisho – Qaar kamid ah guddoomiyayaashii hore ee degmooyinka gobolka Banaadir iyo mas’uuliyiin hore oo ka tirsanaa maamulka gobolka ayaa shaaciyay inay garab istaag...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ka Hadlay Amniga magaalada Muqdisho

Muqdisho – Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo looga hadlay xaaladda guud ee dalka, gaar ahaan...

Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga

Muqdisho  – Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr Maryam Qaasim, ayaa maanta kulan la yeelatay Ku-xigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...