Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Khilaaf Siyaasadeed oo Soo Kala Dhex Galay Dowladda Federaalka iyo Maamulka Galmudug

Dhuusamareeb – Xiisad siyaasadeed ayaa kasoo dhex muuqatay Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo maamulka Galmudug, kadib muran ka dhashay xilka Taliyaha Booliska Galmudug.   Dowladda Federaalka Soomaaliya...

Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan

Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa  ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda barakicinta dowlada ...

Xasan Cali Kheyre oo Cambaareeyay Xarigga Dhalinyaro iyo Suxufiyiin Loogu geystay Muqdisho

Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyay xarigga xalay magaalada Muqdisho loogu geystay dhalinyaro iyo xubno ka tirsan wariyeyaasha...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Istanbul Kula Kulmay Guddoomiyaha Warshadaha Difaaca Turkiga

Istanbul – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Prof. Dr. Haluk Görgün, Guddoomiyaha Hay’adda Warshadaha Difaaca ee...

Safiirka Soomaaliya ee Tunisia oo Gudbiyay Nuqulka Waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo

TUNIS – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, ahna Safiirka aan deggeneyn ee Tunisia, Danjire Yusuf Axmed Xasan, ayaa si rasmi ah...

Wasiirrada Difaaca Soomaaliya iyo Suudaan oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Hoggaamiyaha Burkina Faso

Burkina Faso – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso ayaa kulan gaar ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR)

Geneva – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in markii ugu horreysay taariikhda dalka laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay...

Ciidanka Booliiska Xamar Jajab oo xiray wariyayaal ka tirsan Shabelle

Muqdisho – Ciidanka Booliiska ee saldhigga degmada Xamar Jajab ayaa si xoog ah u xireen laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Shabelle, xilli ay...

Shacabka Muqdisho oo sheegay in ay diyaar u yihiin bannaanbax 10-ka May

Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka   magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin inay dhigaan bannaanbax ballaaran oo la qorsheynayo 10-ka May,...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...