Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Southwest State executes soldiers in Baidoa for civilian killing 

BAIDOA, Somalia - Authorities in Somalia's Southwest regional state announced the public execution of three soldiers outside Baidoa city on Saturday morning.   The execution by firing squad was carried out after a  military court sentenced Hussein Ali , Abdiwahid Ali , and Abdullahi Ibrahim to death, according to the officials. Hussein and Abdiwahid killed a civilian in Baidoa on 18 June...

Wararkii ugu dambeeyay qaraxii ka dhacay Ceelasha Biyaha + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Ku dhawaad 10 Qof ayaa ku geeriyootay tira intaasi ka badana way ku dhaawacantay qarax loo adeegsaday gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay, kaasi oo saaka ka dhacay goob ay daganaayeen ciidamada amaanka ee dowladda Soomaaliya oo ku taalla deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho.   Qaraxan ayaa sidoo kale bu bur xoog leh u gaystay dhismooyin...

Saddex askari oo maanta lagu toogtay magaalada Baydhabo + Sababta

BAYDHABO (SMN) - Xuseen Cali Macalim limaan (Gurey) oo ka tirsan Daraawiishta Koonfur Galbeed, Cabduwaaxid Cali Sheikh Aadan oo ka tirsan Militaryga iyo Cabdulaahi Ibraahim Yarow (Borow) oo Boliiska KGS ka tirsan ayaa saaka Baydhabo Dusheeda looga Oofiyay Dambiyo dhiig Daadin ah oo ay Hore u galeen.   Labada Hore ayaa Beerta Qurun Jiis oo DegaanDug Baydhabo ku taal ku dhex...

Suicide explosion hits outside Somali capital; many feared dead

MOGADISHU, Somalia - A large suicide bombing, which was used in a vehicle filled with explosives, took place in the Elasha Biyaha area located on the outskirts of Mogadishu.   The explosion targeted a military police station and caused deaths and wounds but the number was not known. The residents remained indoors following the devastating blast. Al-Shabaab claimed responsibility for the attack,...

Muxuu Faysal Cali Waraabe ka yiri aqoonsiga ay DF siisay SSC-Khaatumo?

HARGEYSA (SMN) - Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe oo la hadlay warfidiyeenka ayaa ka falceliyay tallaabadii ay qaaday dowladda federaalka, kadib aqoonsiga ay siisay maamulla KMG ah ew SSC-Khaatumo.   Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa farriin usoO diray dowladda dhexe, isaga oo ugu baaqay inay ka laabato aqoonsiga SSC oo haatan dagaal adag kula jirta Somaliland. Sidoo kale...

Faahfaahin ku saabsan qarax ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho.   Qaraxa oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyay walxaha qarxa ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay bar koontarool oo ku taalla halkaasi. Khasaare kala duwan oo isugu jiro dhimasho iyo dhaawac ayaa jiro, sida...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku laabtay magaalada Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta dib ugu laabtay magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad-goboleedka Galmudug, halgaas oo uu ka sii amba qaadayo dhammeystirka wajiga Koowaad ee howlgalka xoreynta dalka.   Madaxweynaha ayaa ka soo laabtay safar uu ku tegay magaalooyinka Baydhabo iyo Xudur oo la xiriira abaabulka wajiga Labaad ee howgalka dhawaan lagu xoreynayo deegaannada ay...

Farmaajo oo ka horyimid qorshe uu wado madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud

DOOXA (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta soo saaray warsaxaafadeed uu kaga hadlay xaaladda Soomaaliya, gaar ahaan arrimaha siyaasadda.   Farmaajo ayaa ka horyimid qorshaha uu wado madaxweyne Xasan Sheekh ee ku aadan in laga guuro nidaamka dowladnimada ee hadda lagu dhaqmo, si uu  dalka u yeesho madaxweyne iyo ku xigeen. Sidoo kale wuxuu farriin...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo la kulmay xoghayaha joogtada ee Ururka OIC

JIDDAH (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Dowladda Federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Jaamac ayaa Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya kula kulmay Xoghayaha Ururka Iskaasdhiga Islaamka Dr Xuseen Ibraahim Taah.   Wasiirka iyo Xoghayaha ururka OIC,waxa ay kulankaasi kaga hadleen doorka ururkaasi uu ku leeyahay wadamada islaamka iyo kaalinta uu ka qaadan karo horumarinta barnaamijyada samofal iyo kuwa horumarineed,gaar ahaan Dalka Soomaaliya. Sidoo...

Somalia oo mar kale ka codsatay Golaha Ammaanka qaadista cunqabateynta hubka

NEW YORK (SMN) - Safiirka Soomaaliya ee QM, Abuukar Daahir Cusmaan ayaa khudbad shalay uu u jeediyay Gollaha amaanka ku baaqay in dalka laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran tan iyo 1992-dii.   Abuukar Baalle ayaa ka warbixiyay xaaladda SSC-Khaatumo, qeyb ka ahayd “Warbixintii Soomaaliya” ee ergayga QM Katriina Ling siisay Gollaha amaanka oo horey u cambaareeyay duqeymaha Somaliland ee Laascaanood...

WARAR KALE

African Union Holds Emergency Meeting After US Moves to End Funding for Somalia Mission

ADDIS ABABA, July 3 – The African Union convened an emergency meeting on Friday to assess the future of its peace support mission in Somalia...

Midowga Africa oo Shir degdeg ah ka yeeshay go’aanka uu Mareykanku ku jaranayo dhaqaalaha...

ADDIS ABABA – Midowga Afrika ayaa maanta magaalada Addis Ababa ku qabtay shir degdeg ah oo ay isugu yimaadeen taliyeyaasha Militariga iyo Difaaca ee...

Burkina Faso, Mali and Niger Begin Formal Withdrawal From ICC

OUAGADOUGOU — Burkina Faso, Mali and Niger have formally launched the process of withdrawing from the International Criminal Court (ICC) after submitting official notifications...