Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

China continues to support Somalia to Boost Aid Delivery

MOGADISHU, Somalia - "The Chinese government and the people of Somalia share historically supportive relations and solidarity..."   On Sunday, the Somali Disaster Management Agency (SoDMA) received a 150,000 USD donation from China to support the delivery of emergency aid to victims of conflict and national disasters in the country. Mahamud Moallim Abdulle, the SoDMA commissioner, hailed China for the donation, stressing...

Sidee Galmuudg ugu diyaar garowday dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka warfaafinta Galmudug, Abshir Cali Shiiqow oo la hadlay Idaacadda Shabelle ayaa ka warbixiyay dhaq-dhaqaayada ka socda gobollada Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya.   Wasiirka ayaa shaaciyay in in ay si weyn ugu diyaar garoobeen duulaanka ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka socda Galmudug, si Al-Shabaab looga xoreeyo deegaaanada maamulkaas. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in heegan buuxa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay odayaasha Galmudug + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kulamo gaar gaar ah la qaatay Odayaasha dhaqanka Galmudug ayaa kala hadlay sidii ay door muhiim ah uga qaadan lahaayeen dagaalka lagaga xoreynayo Alshabaab deegaannada ay kaga harsan yihiin Galmudug.   Madaxweynaha ayaa tilmaamay in odayaasha dhaqanka Galmudug ay laf dhabar u yihiin qorshaha ka dhanka ah Al-Shabaab, isagoo...

Sheekh Shariif iyo Cali Guudlaawe oo shir nabadeed uga qayb-galay Biyo Cadde

BIYO CADDE (SMN) - Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta ka qeybgalay Shirweyne nabadeyn ah oo ka dhacay Magaalada Biya Cade ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.   Shirkaan nabadeed oo ay kasoo qeybgaleen Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan Maamulka Degmada Mahadaay iyo Biya cade iyo Masuuliyiin kale...

Sawirro: Safiirka Shiinaha oo $150,000 ku wareejiyay Hay’adda SoDMA

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macalim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee hay’adda SoDMA ku qaabilay Danjiraha Dowladda Shiinaha u fadhiya dalkeena Fea Shengchao.   Kulanka Guddoomiyaha iyo Safiirka Shiinaha waxaa goobjoog ka ahaa xubno katirsan madaxda hay'adda SoDMA,Safiirka ayaa Guddoomiyaha ku wareejiyey lacag ka badan 150,000 oo dollar oo ay ugu talagaleen...

Ra’iisul wasaare Xamza oo qaabilay la-taliye ka socda Mareykanka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse Warfaa oo soo gaaray dalka.   Ra’iisul Wasaaraha ayaa xusay in Xamsa Warfaa uu caddeyn u yahay firfircoonida iyo dad la dhaqanka ay ku tilmaaman yihiin dadka Soomaaliyeed, meel kasta oo ay adduunka ka...

Ururada Shaqaalaha iyo Bulshada Rayidka oo kulan aqoon kororsi uga furmay Muqdisho

Kulankan oo ah aqoon-is-weedaarsi socon doona muddo saddex maalmood islamarkaana ay ka soo qeyb galeen Ururada Shaqaalaha Soomaaliyeed iyo Bulshada Rayidka ayaa maanta ka furmay Magaalada Muqdisho. Aqoon is weydaarsigan ayaa waxaa soo abaabulay Xiriirka ururada shaqaalaha Soomaaliyeed ee FESTU oo kaashanaya hay'adda horumarinka shaqaalaha Talyaaniga ee loo yaqaano NEXUS, waxaana maalgelisay Hay'adda Horumarinta Mashaariicda ee dowladda Talyaaniga. Wasiirka Shaqada iyo...

FESTU holds a workshop for Somali Labor Unions and Civil Society

MOGADISHU, Somalia - In collaboration with NEXUS, the Federation of Somali Trade Unions, FESTU organized a significant capacity-building workshop for Somali Labor Unions and Civil Society in Mogadishu on Sunday, August 6.   The three-day Capacity Building Training Workshop brings together workers and officials from the government and FESTU. Funded by the Italian Agency for Development Cooperation, FESTU said the training aims...

Saraakiil ka tirsan Hay’adda Socdaalka oo markale la soo taagay maxkamad

MUQDISHO (SMN) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maanta u fariisaneysa fadhiga 3aad ee dhageysiga dacwad loo heysto saraakiil ka tirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda.   Guddoomiyaha Maxkamadda gobolka Banaadir oo furay dacwada maanta ayaa sheegay in fadhiga maanta uu ku saab sanyahay soo bandhigida dhageysiga cadeeyma xafiiska Xeer ilaalinta ee ka dhanka ah edeeysanayaasha katirsan Hey’adda socdaalka iyo Jinsiyadda. Sarkiisha maanta markale...

Madaale oo si kulul uga hadlay muranada dhulka ee ka taagan Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha gobolka Banaadir, ahna Duqa Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo maanta shir jiraaa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan cabashada ka taagan dhul boobka ka socda caasimadda.   Madaale ayaa soo hadal qaaday muranada ka taagan dhulka Kaasa Italia, Warshada Isbuunyad oo ku dhow garoonka diyaaradaha, dhulalka la'isku haysto ee xaafadda...

WARAR KALE

Danjiraha Soomaaliya ee Burkina Faso oo kulamo la yeeshay Wasiirka Macdanta dalkaasi

Ouagadougou, Burkina Faso – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Burkina Faso, Danjire Jaamac Xasan Khaliif, ayaa maanta kulan la qaatay Wasiirka Macdanta iyo Tamarta...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka oo xarigga ka jaray qeybta cusub ee caafimaadka dhimirka haweenka ee...

MUQDISHO - Ra”iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Salax Axmad Jaamac ayaa maanta xariga ka jaray isbitaalka Laansaleeti gaar ahaan qeybta dhimirka ee...

SoDMA iyo Dowlad-goboleedyada oo Baydhabo uga qeyb galaya Madasha Arrimaha Bani’aadannimada Soomaaliya (

Baydhabo - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Baydhabo, halkaas oo lagu qaban...