Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

Warar dheeraad ah ayaa waxa ay kasoo baxayaa howl-gal qorsheysan oo saaka ciidamada Xoogga dalka ay ka fuliyeen duleedka degmada Buulo-Burte ee gobolka Hiiraan. Howl-galka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulamo ka wada magaalada London

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo uu wehliyo Wasiirka Waxbarshada ayaa kulan la qaatay Alice Albright Maamulaha Guud ee Sanduuqa...

Waddada isku xirta Jabuuti iyo Itoobiya oo la xanibay + sababta

Madaxweynaha Gobolka Soomaalida Ethiopia Mustafa Muxumad Cumar ayaa sheegay in la xanibay waddo muhiim ah iyo qad tareen ganacsi oo halbowle ah, oo isku...

DF Soomaaliya oo shaacisay kiisas la xiriira cudurka Covid-19

Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID-19 ku sheegtay in Feyruska Karoona ay...

Somalia’s Jubbaland state to elect senators on Thursday

Somalia's Jubbaland state will finally vote for senators on Thursday, a process which will kick-start the twice-delayed electoral season in the country. The decision came after Jubbaland...

Ethiopia’s Somali region says town attacked, amid new local flare ups

The local government in Ethiopia’s Somali region said on Tuesday militia from the neighbouring region of Afar had attacked and looted a town, the...

AMISOM hands over new police station at Baidoa Airport

The African Union Mission in Somalia, AMISOM, has handed over a new police station constructed to bolster security at Shati Gaduud Airport Baidoa, in...

Female Somali Boxer at Olympics Motivates Upcoming Somali Boxers

Somali boxer Ramla Ali was defeated at the Tokyo Games Monday, but she still made history as the country's first Olympic boxer. VOA speaks...

Guddiga doorashada Koonfur Galbeed oo qalab lagu wareejiyey

Guddiga Hirgellinta Doorashada Dowlad  Goboleedka  Koonfur Galbeed Soomaaliya  ayaa maanta qalabka Doorashada kala wareegey hay’adda UNSOM xafiiskeeda Baydhabo, kaas oo isugu jira sanduuqii lagu...

Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Lafta...

WARAR KALE

Imaaraadka oo la sheegay in garoomada Berbera iyo Boosaaso u beddelay xarumo militari

MUQDISHO - Imaaraadka Carabta ayaa garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Boosaaso ka sameeyay xarumo militari, kuwaas oo lagu horumariyay kaabayaal ciidan, sida lagu sheegay...

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...

Soomaaliya oo ka qayb gashay shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda Waqooyiga Yurub iyo Afrika ee...

Oslo, Norway – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka qayb gashay Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee waddamada Waqooyiga Yurub iyo Afrika, kaas oo ka dhacay...