Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Lafta Gareen oo dib ugu laabtay Koonfur Galbeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed mudane, Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen oo safar ugu maqnaa dalka Turkiga ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Lafta...

Fahad Yaasiin oo magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’adda NISA

Agaasimaha hay’adda nabad sugida iyo sirdoonka Qaranka, Fahad Yaasiin ayaa maanta magacaabay madaxa shaqaalaha ee hay’addaas, kadib markii mas'uulkii horey xilkaas u hayey uu ...

Guddiga xalinta khilaafaadka oo u ambabaxay magaalada Kismaayo

Guddoomiyaha Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka Soomaaliya Cabdullahi Abyan Nuur iyo wafti uu hogaaminayo ayaa saaka u safraya Dowlad Goballeedka Jubbaland. Xubnahan Guddiga Xalinta Khilaafaadka Doorashooyinka...

Kiisaska cudurka Covid-19 ee magaalada Muqdisho oo kordhay

Isbitaalka Martiini ayaa mar kale dib loogu asteeyay Bukaanada uu soo ritay COVID-19, Iyadoo gabi ahaanba la joojiyay Adeegyadii kale ee Isbitaalku u hayay...

QM oo Puntland kala hadashay xaqiijinta qoondada haweenka

Ku-xigeenka Ergayga xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Kiki Gbeho oo booqasho ku tegtay magaalada Garoowe ayaa halkaasi kula kulantay Madaxweynaha Dowlad...

Jubbaland oo billowday diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare

Wararka naga soo gaarayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in saaka diiwaangelinta musharraxiinta Aqalka Sare ay ka bilaabatay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Guddiga doorashooyinka...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray magaalada London + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wefdigii uu hoggaaminayay ayaa gaaray magaalada London ee dalka Ingiriiska. Rooble ayaa ka qeyb galaya shirka...

Axmed Madoobe oo soo saaray liiska musharraxiinta Aqalka Sare

Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta soo saaray liiska musharaxiinta qaar ka mid ah kuraasta xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ee laga...

Xeer Ilaaliyaha guud ee maxkamadda CQS oo saraakiil u saaray kiiska Ikraan

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Genaraal Cabdullaahi Buulle Kamay ayaa u magacaabay Sedax Sarkaal oo ka kala Socdo Xafiiska Xeer ilaalinta, Boliiska...

Goorta ay dhaceyso ciyaarta finaalka Horyaalka dalka oo la shaaciyey

Guddoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Xarunta aqalka Dowlada Hoose ee Xamar Kulan kula qatay Taliska...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Midowga Afrika oo qaabilay Danjiraha Qatar u fadhiya Itoobiya iyo Midowga Afrika

Addis Ababa – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, ayaa subaxnimadii xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Qatar u fadhiya dalka Itoobiya,...

Imaaraadka oo la sheegay in garoomada Berbera iyo Boosaaso u beddelay xarumo militari

MUQDISHO - Imaaraadka Carabta ayaa garoomada diyaaradaha ee Berbera iyo Boosaaso ka sameeyay xarumo militari, kuwaas oo lagu horumariyay kaabayaal ciidan, sida lagu sheegay...

Ciidanka Danab iyo Mareykanka oo duqeyn cirka ah ka fuliyey gobolka Baay

Leego, Bay - Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, iyagoo kaashanaya saaxiibada dowladda Mareykanka, ayaa xalay duqeyn dhinaca cirka ah ka fuliyey deegaanno...