Madaxweynaha oo kulan la qaatay Madaxda ururrada Siyaasadda Dalka
MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan afur ah la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururrada siyaasadda dalka, iyadoo...
Ruushka oo Ku Baaqay in Si Degdeg ah loo Joojiyo Weerarrada ka Dhanka ah...
Moscow — Dowladda Ruushka ayaa ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo weerarrada ay Mareykanka iyo Israa’iil ku hayaan Iran, iyadoo ka digtay...
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Ka Digay Kordhinta Colaadda Bariga Dhexe
Addis Ababa — Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa muujiyay walaac xooggan oo ku saabsan weerarrada milatari ee la sheegay in...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo Guddoomiyey Kulanka Billaha ah ee Wasaaradda
Muqdisho — Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdulqaadir Cilmi, ayaa guddoomiyey kulanka billaha ah...
Iran oo Weerar Gantaallo ka Fulisay Saldhigyada Mareykanka iyo Magaalooyin Gobolka
Tehran / Abu Dhabi / Doha / Washington — Dalka Iran ayaa beegsatay ciidamada Mareykanka ee ku sugan dalalka Qatar, Baxrayn, Kuwait, Iraq iyo...
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Gaaray Awdheegle si uu Ciidanka U Dhiirrigeliyo
Awdheegle, Shabeellaha Hoose — Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Sahal Cabdullahi Cumar (Gen Khaalid), ayaa maanta gaaray degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha...
Israel oo Weerar Gantaallo iyo Qaraxyo ah ku Qaaday Caasimadda Iran
Tehran— Israel ayaa duqeyn milatari ku qaaday Iran, iyadoo qaraxyo la maqlay laguna arkay guud ahaan caasimadda Tehran, sida ay ku warantay warbaahinta caalamiga...
Pakistan oo Sheegtay Inay Sii Wadayso Duqeymaha Dalka Afghanistan
Islamabad / Kabul — Wasiirka Difaaca ee Pakistan, Khawaja Asif, ayaa ku dhawaaqay in dalkiisu uu galay “dagaal furan” oo ka dhan ah xukuumadda...
Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee QM oo Ka Dignay kororka Colaadda ka taagan Suudaanta...
JUBBA — Madaxa Xuquuqda Aadanaha ee Qaramada Midoobay, Volker Turk, ayaa ka digay xaalad sii xumeysa oo ka jirta Suudaanta Koonfureed, isaga oo ku...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka iyo Wasiiru Dowlaha Boqortooyada Ingiriisku oo Shir Fogaan-arag Ah Kaga...
Muqdisho — Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, iyo Wasiiru Dowlaha Horumarinta Caalamiga ah iyo Arrimaha Afrika ee Dowladda Boqortooyada...















