Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya iyo Masar oo Adkeeyay Xiriirka Istaraatiijiga ah iyo Iskaashiga Labada Dal

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka...

Wasaaradda Cadaaladda oo Soo Dhaweysay Gabdho Ku Guuleystay Barnaamijka Xoojinta Awoodda Sharciga

MUQDISHO - Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS, Faysal Aadan Xasan ayaa maanta kulan soo dhaweeyn ah Xarunta Wasaaradda...

Soomaaliya iyo Masar oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah

MUQDISHO - Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Soomaaliya Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qaabilay Kaaliyaha Wasiirka Arrimaha Dibadda...

Madaxweyne Deni oo Furay Kal-fadhiga 58-aad ee Baarlamaanka Puntland

GAROOWE - Madaxweynaha Dowladda  Gobolleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo uu weheliyo Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Ilyaas Cismaan Lugatoor, ayaa maanta furay...

UNHCR iyo Dowladda Soomaaliya oo Adkeynaya Taageerada Barakacayaasha iyo Qaxootiga

MUQDISHO -  Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo...

Gollaha Amaanka oo ka shiraya howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya

MUQDISHO - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa galinka dambe ee maanta kulan gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya, iyadoo Dowladda Federaalka Soomaaliya ay...

Xoojinta Awoodaha Taakuleynta Ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO - Brigadier General Elio Manes, Taliyaha Ciidanka Hawlgalka EUTM-Somalia, ayaa booqday Taliska Taakuleynta Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXDS) ee Villa Baidoa, isaga oo...

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Muqdisho Ku Qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya

MUQDISHO - Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa maanta qabatay Shirweynaha Labaad ee Garaad Gacmeedka Soomaaliya (The AI Summit Somalia 2026), oo ah madal heer...

Muqdisho oo Lagu Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Dhiig-bixinta

MUQDISHO - Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka, Dr. Maryan Maxamed Xuseen, Xildhibaanno iyo masuuliyiin ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Madaxtooyada Ku Qaabilay Ganacsato Ka Socda Talyaaniga

MUQDISHO - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay wafdi ganacsato iyo maalgashadayaal ah oo ka...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...