Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

13 Wadan oo Ka Qaybgalaya Koobka Adduunka oo Dhaliilay Hadalkii Madaxweynaha UEFA

MUQDISHO - Koox ka kooban 13 dal oo ka qaybgalaya Koobka Adduunka ee FIFA ayaa soo saaray bayaan wadajir ah oo ay ku cambaareeyeen...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Ka Fuliyay Degmada Kuntuwaarey

MUQDISHO  – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal bartilmaameed ah ka fuliyay degmada Kuntuwaarey ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo lagu...

Somaliland iyo Israa’iil oo gaarey heshiisyo cusub

QUDUS - Madaxweynaha Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) iyo Madaxweynaha Israa’iil Isaac Herzog ayaa Axaddii si wadajir ah warbaahinta ula hadlay kaddib kulan ay...

Safiirka Soomaaliya ee Liibiya oo Gudbiyay Warqadaha Aqoonsiga Danjirenimo

TRIPOLI - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Liibiya, Mudane Cabdifataax Sheekh Axmed Cabdulmanaan, ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo u gudbiyay Guddoomiyaha Golaha Madaxtooyada...

Taliyaha Ciidanka XDS oo Guddoomiyay Shirka Dardargelinta Howlgalada iyo U Diyaargarowga Amniga Qaranka

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta guddoomiyay shirka subaxlaha ee Taliska Guud ee Ciidanka XDS,...

Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed iyo Jaamacadda Ruwaanda oo Kala Saxiixday Heshiis Iskaashi

KIGALI – Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS) iyo Jaamacadda Ruwaanda (University of Rwanda) ayaa kala saxiixday heshiis is-afgarad (MoU) oo lagu xoojinayo iskaashiga dhinacyada waxbarashada...

Madaxweynaha Jubaland oo Tababar u Soo Xiray Ciidamo ka Tirsan Ururka Duufaan

KISMAAYO – Madaxweynaha Dowladda Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa maanta tababar u soo xiray Ururka Gaarka ah ee Duufaan ee Ciidamada...

AUSSOM oo Soo Dhaweysay Guutada Cusub ee Booliska Ghana

MUQDISHO – Hawlgalka Midowga Afrika ee Taageerada iyo Xasilinta Soomaaliya (AUSSOM) ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay guutada cusub ee Ciidanka Booliska Ghana...

Taliyaha Ciidanka XDS oo La Kulmay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Masar

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay U Qaybsanaha Arrimaha Difaaca ee Safaaradda Jamhuuriyadda Carabta...

Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka XFS Oo Furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo Soomaaliya

MUQDISHO – Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta si rasmi ah u furay Toddobaadka Ganacsiga Talyaaniga iyo...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...