Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha BF oo kulan la yeeshay wakiilada beesha caalamka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wakiilada beesha caalamka ee...

Nin gaari uu kala goostay Jubbaland u geeyay Al-Shabaab oo lasoo qabtay

DHOOBLEY (SMN) - Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose waxaa lagu qabtay Xasan Ibraahim oo ka mid ahaa saddex nin oo Janaayo 2023 gaari...

Madaxweyne Laftagareen oo maanta qaabilay wafdi caalami ah + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa qaabbilay wafdi uu hoggaaminayay madaxa ugu Sarreeya hay’adda MSF Tammaam...

Dowladaha Soomaaliya iyo Imaaraadka oo ka wada-hadlay arrim muhiim ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka hay’adda maareynta musiboyinka Qaranka ee SoDMA Dr; Axmed Cabdi Aadan, ayaa maanta la kulmay Safiir ku xigeenka Safaaradda...

Aabe 80 sano jir ah oo wiilkiisa ku dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dhacdo aad u xanuun badan oo ka dhacday degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir.   Dhacdada ayaa timid...

Taliye Mahad Salaad oo kormeeray baraha koontaroolada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Hay’adda NISA Mahad Salaad iyo Xildhibaan Cismaan Xaadoole oo ka tirsan Golaha Shacabka ayaa ciidanka amniga kula afuray goobaha ay...

Mareykanka oo cunaqabateyn ku soo rogay shabakad maal-gelisa Al-Shabaab

WASHINGTON (SMN) - Waaxda Maaliyadda Mareykanka ayaa Isniintii shalay cunaqabateyn ku soo rogtay shabakad caalami ah oo dhaqaale u uruurisa iyo lacag dhaqidda kooxda...

Soomaaliya oo ka qeybgashay kalfadhiga 68-aad ee Qaramada Midoobay

MUQDISHO (SMN) - Wafdi ay hoggaamineysay siihayaha wasiirka wasaaradda Haweenka iyo Horumarinta Xuuquuqda Aadanaha JFS ahna wasiiru dowlaha wasaaradda, Marwo Aamina Xassan Ali ayaa...

Daawo: Ciidamada dowladda oo kasoo baxay Camaara, Caad iyo Bacaadweyn

CAMAARA (SMN) - Wararka naga soo gaaraya koonfurta gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay dib uga soo baxeen...

Baarlamaanka JFS oo maanta bilaabay ka doodista cutubka 4-aad ee Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay ka Doodista cutubka 4-aad oo ka hadlaya Matalaadda Shacabka, Madaxa Koowaad(Mabaadii’da Guud ee Matalaadda...

WARAR KALE

Xasan Sheekh oo dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhagax-dhigay dhismaha Jaamacadda Difaaca Qaranka Soomaaliyeed iyo dib-u-dhiska Isbitaalka Ciidanka Xoogga Dalka, kuwaas...

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug oo furay tababar lagu tayeynayo aqoonta xildhibaannada

DHUUSAMAREEB – Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Dowlad Goboleedka Galmudug Xuseen Maxamed Nuur (Dhagawayne) ayaa si rasmi ah u furay tababar ku saabsan kobcinta awoodda iyo...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo kormeeray xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda

Muqdisho - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kormeer ku sameeyay xarunta Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyadda, oo dhawaan lagu...