Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaramada Midoobay oo sheegtay inay 13 qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho – Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR) ayaa sheegtay in iska horimaadyo hubaysan oo xooggan oo fiidnimadii 3-da Juun 2026 ka qarxay...

Dowladda Soomaaliya oo Sheegtay Inay Soo Afjartay Dhaqdhaqaaqyadii Hubeysnaa ee Muqdisho

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay soo gabagabeysay hawlgal amni oo socday 48-kii saac ee la soo dhaafay, kaas oo lagu beegsaday...

Sheekh Shariif oo Dib Ugu Laabtay Hoygiisii Hore Kadib Wadahadallo Lagu Dejiyay Xiisad Ka...

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa ugu dambeyn oggolaaday inuu ka guuro xaafadda Miraanyo ee degmada Cabdicasiis, isla markaana dib...

Agaasimaha Warfaafinta Madaxweyne Sheekh Shariif oo beeniyey in Hub laga qabsaday ayaa yiri:

waxa uu ku qormo uu ku daabacay barta Facebook ayuu ku yiri “Waxaa cajiib ah in bulshadda Soomaaliyeed in rabo in lagu maran-habaabiyo warar...

Xasan Cali Kheyre oo Sheegay Inuu Markale Dagaallami Doono

Muqdisho – Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Hassan Ali Khaire, ayaa sheegay inuu diyaar u yahay inuu mar kale dagaallamo haddii lagu soo weeraro,...

Mucaaradka oo Ka Hadlay Dagaalladii Muqdisho Ka Dhacay

Muqdisho – Xildhibaan Abdirahman Abdishakur Warsame oo ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliya ayaa shir jaraa’id oo ay qabteen xubno mucaarad ah kaga hadlay...

Puntland oo si adag uga hadashay xaaladda Muqdisho, kuna baaqday xal siyaasadeed

Garoowe, Soomaaliya – Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland ayaa shirkiisii toddobaadlaha ahaa ee qabsoomay maanta oo ay taariikhdu tahay 4-ta Juun 2026 si adag uga...

African Union calls for calm in Mogadishu

Addis-Ababa  - African Union Commission is deeply concerned by reported security developments in Mogadishu, including armed clashes in civilian areas.   The Commission calls on all...

Midowga Afrika oo ku baaqay in la dejiyo xiisadaha ka taagan Muqdisho

Addis-ababa – Midowga Afrika ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqday dhammaan dhinacyada inay si deg-deg...

IGAD oo walaac ka muujisay dagaallada ka socda Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – IGAD ayaa walaac ka muujisay dagaallada ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ku baaqday in si degdeg ah loo joojiyo Dagaalka laguna...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...