Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Qaramada Midoobey oo walaac ka muujisay dagaalka Muqdisho, kuna baaqday wada-hadal degdeg ah

Muqdisho, Soomaaliya – Qaramada Midoobey ayaa walaac xooggan ka muujisay dagaalka ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo ugu baaqday dhammaan dhinacyada ku lugta leh inay...

Midowga Yurub oo baaq nabadeed ka soo saaray dagaalka Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – Midowga Yurub ayaa walaac ka muujiyey dagaalka ka socda magaalada Muqdisho, isagoo ugu baaqay dhinacyada siyaasadda inay dib ugu laabtaan wadahadal...

Ugaaska Beesha Murusade oo dowladda ku eedeeyey dagaalkii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – Ugaaska Beesha Murusade, Ugaas Cabdirisaaq Faracadde, ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyey mas’uuliyadda dagaal ka dhacay magaalada Muqdisho, kaas oo dhex...

Beesha Caalamka oo walaac ka muujisay xaaladda Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – Beesha caalamka ayaa walaac xooggan ka muujisay xaaladda amni ee ka taagan magaalada Muqdisho, halkaas oo ay ka socdaan dagaallo u...

Farmaajo oo si adag uga hadlay dagaalka Muqdisho ka socda

Muqdisho, Soomaaliya – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa si adag uga hadlay dagaalka u dhexeeya ciidamada dowladda iyo xoogag mucaarad ah,...

Dagaal Xoogan oo ka Socda Muqdisho iyo Barakac xoogan oo ka bilwday magaalada

MUGADISHO, SOOMAALIYA — Waxaa weli magaalada Muqdisho ka socda dagaal xooggan oo geystay khasaare baaxad leh, kaas oo bilowday gelinkii dambe ee shalay, soona...

Dagaalka udhexeeya Ciidamada dowlada iyo kuwa Mucaaradka oo ka dhacay Muqdisho

Muqdisho, Soomaaliya – waxaa  iska horimaad hubeysan uu maanta uu ka dhacay degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kaas oo dhexmaray ciidamo ka tirsan dowladda...

Wasiirka Amniga Gudaha Oo Shahaadooyin Guddoonsiiyay Saraakiil Ku Soo Qaatay Tababar Amni Dalka Serbia

Muqdisho, Soomaaliya – Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay munaasabad lagu maamuusay saraakiil Soomaaliyeed oo dhammaystay tababar...

Malawi Oo Ku Biirtay Dalalka Muwaadiniintooda Ka Daadgureynaya Koonfur Afrika Xilli Ay Sii Kordhayaan...

Lilongwe – Dowladda Malawi ayaa ku dhawaaqday inay dhowaan billaabi doonto qorshe dib loogu soo celinayo muwaadiniinteeda doonaya inay ka baxaan Koonfur Afrika, iyadoo...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...