Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Deni oo Kusoo Wajahan Muqdisho

Mogadishu – Madaxweynaha maamulka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa lagu wadaa inuu gaaro magaalada Muqdisho xilli uu cirka isku sii shareerayo khilaafka siyaasadeed ee...

Midowga Afrika oo Mar Kale Ku Celiyay Dalabka Dib-u-habeynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay

Nairobi - Kulan heer wasiir ah oo ku saabsan dib-u-habaynta Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo ka dhacay geesaha Shir Madaxeedka Afrika iyo Faransiiska...

Dowladda Soomaaliya iyo Algeria oo Kawada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Algeria  – Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Yuusuf Cali Xoosh, oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Algeria, ayaa kulan muhiim...

Mareykanka oo Ku Booriyay Dowladda Koonfurta Suudaan Dib-u-soo Celinta Nabadda iyo Dib-u-habeyn Dowladda ah

Juba, Koonfurta Suudaan – Sarkaal Sare oo ka tirsan Xafiiska Afrika ee Dowladda Mareykanka, Nick Checker, ayaa booqasho shaqo ku tagay magaalada Juba,  halkaas...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Gaaray Uganda kana Qeyb Galaya Caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda

Kampala, Uganda – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa safar shaqo ku gaaray magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, halkaas oo uu...

Madasha Samatabixinta oo Cambaareysay Tallaabooyin Lagu Hor Istaagay Bannaanbax Nabadeed

Muqdisho, Soomaaliya – Madasha Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ee mucaaradka  ayaa si adag u cambaareysay tallaabooyin ay sheegeen in dowladda Federaalka Soomaaliya ku hor istaagtay...

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Kulan la Qaatay Waxgaradka Gobolka Mudug

Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan miro-dhal ah la qaatay qaar ka mid ah odayaasha dhaqanka, waxgaradka,...

Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo loo Dhaariyay Xilka

Muqdisho, Soomaaliya – Guddiga Joogtada ah ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo u Duulay Uganda si uu uga Qaybgalo Caleemo-saarka Museveni

MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa u safray magaalada Kampala ee dalka Uganda si uu uga qaybgalo caleemo-saarka Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni,...

Cali Balcad oo Beeniyey Wararka la Xiriira Kulan ay Safaaradda Mareykanka u Qabaneyso DFS...

MUQDISHO — Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Ali Balcad, ayaa beeniyay wararka sheegaya in Embassy of the United States in Somalia ay qabanqaabinayso...

WARAR KALE

Somalia’s PM meets Qatari delegation over food production and healthcare investment

MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has received a Qatari delegation led by Talal bin Rashid Al-Hajri, a senior adviser and...

Somalia’s NISA says seven Al-Shabaab members killed in Lower Shabelle operation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency (NISA), backed by international partners, said Wednesday that seven Al-Shabaab members were killed and several...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Qaabilay Wafdi ka Socday Dowladda Qatar

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar oo uu hoggaaminayay La-taliye Sare...