WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Agaasimihii isbitaalka Digfeer oo laga ceyriyay dalka, kuna laabtay Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr. Cali Xaaji Aadan ayaa sheegay in dalka laga eryay agaasimihii isbitaalka Digfeer ee magaalada...

Madaxweynaha Soomaaliya oo xalay gaaray dalka Talyaaniga + Ujeedka

ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa xalay gaaray gudaha  dalka Talyaaniga.   Madaxweyne Xasan Sheekh  ayaa...

Ciidamada DF Soomaaliya oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab

GARBAHAAREY (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda Soomaaliya ay la wareegeen deegaano hoostaga magaalada Garbahaarey oo...

Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyay shirka amniga Galmudug + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyay shirka amniga, oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka...

Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada maamulka Galmudug?

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa shir gudoomiyay shirka golaha wasiirada DGM oo galabta ku qabsoomay aqalka Madaxtooyada Galmudug. Shirka Golaha...

Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto dalka Haiti

NEW YORK (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaamiso ciidamo caalami...

Hay’adda NISA oo gacanta ku dhigtay rag basaasiin u ahaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Warfaafinta XFS, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac oo shir jaraa’id ku qabatay wasaaradda warfaafinta ayaa sheegay in Hay’adda nabad sugida iyo...

Rooble oo bogaadiyay dhismaha waddada isku xirta Hobyo iyo Gaalkacyo

DHUUSAMAREEB (SMN) -Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay wakiillo ka socday Guddiga dhismaha waddada isku xirta Gaalkacyo iyo Hobyo. Rooble ayaa...

WARAR KALE

Somali PM Hamza Bids Farewell to Outgoing UN Special Representative Catriona Laing

MOGADISHU, Somalia - On May 4, 2024, the Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E. Hamza Abdi Barre, held a farewell meeting...

Deputy Prime Minister of Somalia Attends OIC Summit in Banjul

Banjul - The Deputy Prime Minister of the Federal Government of Somalia, H.E Salah Ahmed Jama, recently arrived in Banjul, The Gambia, to participate...