WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xildhibaano cusub oo lagu doortay magaalada Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Magaalada Muqdisho waxaa maanta dib uga bilaabatay doorashada kuraas ka mid ah Golaha Shacabka, gaar ahaan xubnaha gobollada waqooyi. Khadra Maxamuud Raage...

Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyay kulanka guddiga joogtada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) oo ay wehliso Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha...

Muxuu taliye Odawaa ka yiri ciidamada la geeyey gudaha magaalada Beledweyne?

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage ayaa sheegey in ciidamada maalin hor la geeyey Beledweyne ay yihiin kuwo...

DF oo loogu baaqay inay dhaqangeliso go’aanka ay kasoo saartay 1XBET

MUQDISHO (SMN) - Nuur Sheekh Cismaan Cabdullaahi oo ah falanqeeye ku xeeldheer arrimaha sharciga ayaa soo dhaweeyay tallaabada ay dowladda Soomaaliya ku xirtay aaladda...

Madaxweyne Cabdicasiis Lafta Gareen oo magacaabay wasiiro cusub

BAYDHABO(SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa magacaabay saddex wasiir oo ka mid noqonaya golaha wasiirada...

Taliyaha Ciidanka Xoogga oo kulan la qaatay sarkaal ka socday Turkiga

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa Xafiiskiisa Kulan kula qaatay Uqeybsanaha Arimaha Ciidanka ee Dowlada Turkiga u...

Doorashada kuraas ka mid ah BF oo ka socota magaalada Dhuusamareeb

DHUUSAMAREEB (SMN) - Doorashada afar kursi oo ka mid ah Golaha Shacabka ayaa haatan ka socota magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug. Doorashada oo kursigii ugu...

Taliyaha NISA oo booqasho ku tegay suuqa weyn ee Bakaaraha + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha hay’adda sirdoonka iyo nabad sugida Qaranka Mahad Maxamed Salad ayaa maanta kormeeray isbadalka amni ee suuqa ugu weyn Soomaaliya ee...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Beledweyne & Safarka Cali Guudlaawe

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi, taas...

Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga

MUQDISHO - Waxaaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furmay “Shirka Qaran ee Waddada Soo Kabashada Soomaaliya: Dardargelinta Iskudubaridka dhismaha adkeysiga” oo...

WARAR KALE

Flood Warnings Issued by SoDMA: Somali People Urged to Stay Vigilant During Spring Rains

MOGADISHU, Somalia  - The Somali Disaster Management Agency's (SoDMA) National Multi-hazard Early Warning Center has issued flood warnings to the Somali people, emphasizing the...

Dowladda Soomaaliya oo digniin culus soo saartay – Maxaa dhacaya?

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ee SODMA oo soo saartay digniin ayaa sheegtay in tobanka casho ee soo socota ee 07da –...

Sawirro: Maxaa kasoo baxay shirka golaha wasiirada HirShabelle?

JOWHAR (SMN) - Shirka Gollaha Wasiirrada waxaa shir-guddoomiyay ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle Mudane Yuusuf Axmed Hagar (Dabageed) waxana diirrada lagu saaray arrimo...