Madaale oo la kulmay Gudiga Amniga iyo Arimaha Gudaha BFS + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa kulan kula qaatay xarunta Villa Hargeysa, Guddiga Amniga...

Jaamac oo ka qeybgalay meertada 2-aad ee wasiirada difaaca dalalka Islaamka

RIYAAD (SMN) - Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee...

Ciidamada Booliska oo soo qabtay nin dil ka gaystay degmada Waabari

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa gacanta kusoo dhigay eedeysane loo haysto inuu dil ka gaystay degmada Waabari ee gobolka Banaadir.   Qoraal...

War cusub oo kasoo kordhay ninka baxsadka ah ee gubay xaaskiisa

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobolka Banaadir, Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa war cusub kasoo dhacdadii argagaxa lahayd ee ka...

Guddoomiye Aadan Madoobe oo la kulmay taliyeyaasha ciidamada + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee...

Booliska Soomaaliya oo baadi-goobaya eedeysane Sayid Cali Macallin Daa’uud

MUQDISHO (SMN) - Taliska ciidanka booliska Soomaaliyeed oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka hadlay falkii lagu gubay Luul Sheekh Cabdicasiis oo shalay ku geeriyootay...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Mudug + Khasaaraha

XARARDHEERE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa sheegaya in maanta ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay ku dagaalameen koonfurta gobolkaasi.   Dagaalka ayaa...

Daawo: Xildhibaanada BF oo ka hadlay kiiska gabadhii lagu gubay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maanta si adag uga hadlay kiiska gabadhii ninkeeda uu ku gubay degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir.   Inta...

Midowga Afrika oo war cusub kasoo saaray dhimista ciidamada ATMIS

ADDIS ABABA (SMN) - Wafdiga Midowga Afrika ayaa shalay soo gabagabeeyay booqasho shaqo oo shan maalmood qaadatay oo ay ku joogeen caasimada Soomaaliya, iyagoo u...

WARAR KALE

Discontent in Somalia: Puntland Rejects Outcomes of NCC Meeting in Mogadishu

GAROWE, Somalia - In a significant development within Somalia's complex political landscape, Puntland State has openly rejected the outcomes of the National Consultative Council...

 Strengthening Ties: Somali President Hassan Sheikh Mohamud Visits Kenya

NAIROBI, Kenya - In a significant development for East African diplomacy, Somali President Hassan Sheikh Mohamud visited Kenya on May 18, 2024, marking his...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Nairobi + Sawirro

NAIROBI (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo galabta gaarey magaalada Nairobi ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Kenya William Ruto.   Labada Madaxweyne ayaa ka...