Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo Joojisay Munaasabad Lagu Xusayay 18-ka May oo Ka Dhici Lahayd Nairobi

Nairobi – Dowladda Kenya ayaa joojisay munaasabad lagu maamuusayay 18-ka May oo qorshuhu ahaa inay ka dhacdo magaalada Nairobi, caasimadda dalka Kenya.   Munaasabaddan ayaa lagu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgallo Ka Dhan ah Al-Shabaab Ka Fuliyay Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Jabad Carbeyd iyo Dabagaab ee...

Mareykanka oo Agab Milatari oo Mallaayuun Dollar ku Kacaya ugu Deeqay Dalka Niger

Niamey – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday inay ciidamada qalabka sida ee Niger ugu deeqday sagaal konteenar oo qalab milatari ah, kuwaas oo lagu...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Sheegay inay Hub iyo Gaadiid Dagaal ku Qabsadeen Dagaalkii Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya – Taliska Qeybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay la wareegeen hub iyo gaadiid dagaal intii uu socday dagaal...

Soomaaliya oo Cambaaraysay Weerar Gantaallo ah oo Lala Beegsaday Kuwait

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay weerarro gantaallo iyo diyaarado aan duuliye lahayn loo adeegsaday oo lala beegsaday dalka Kuwait,...

Dagaal Culus oo u dhexeeya ciidamada dowlada iyo kuwa taabacsan Lafta gareen oo ka...

Baydhabo – Wararka laga helayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa sheegaya in saaka uu halkaasi ka qarxay dagaal culus oo u dhexeeya...

AFRICOM oo Sheegtay Inay 63 Duqeyn Ka Fulisay Soomaaliya Sanadkan 2026

MUQDISHO, Soomaaliya – Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika, ayaa xaqiijiyay inuu Soomaaliya ka fuliyay 63 duqeyn tan iyo bilowgii sanadkan 2026, sida lagu sheegay...

Madaxweynaha Jubaland oo booqday ciidamada Daraawiishta, kuna dhawaaqay howl-gallo cusub oo ka dhan ah...

Jannaa Cabdalle – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland, Ahmed Maxamed Islaam, ayaa maalintii saddexaad ee Ciidul Adxaa booqasho ku tagay ciidamada Daraawiishta Jubaland ee ku...

Midowga Yurub oo ugu baaqay madaxda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan...

MUQDISHO — Midowga Yurub ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha siyaasadda Soomaaliya inay si degdeg ah dib ugu bilaabaan wada-hadallada lagu xallinayo muranka ka taagan hannaanka...

Maamulka Jubbaland oo Dhoobley ku Qabtay Dhalinyaro Lagu Eedeeyay Tahriib Sharci-darro ah

Dhoobley, Jubada Hoose – Ciidamada Booliska ee degmada Dhoobley ee gobolka Jubada Hoose ayaa gacanta ku dhigay koox dhalinyaro ah oo lagu eedeeyay inay...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...