Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Nabdoon Xalane oo shacabka Dayniile ugu baaqay in ay dhulkooda difaacdaan

Muqdisho – Iska horimaad saacado qaatay ayaa  ka dhacay xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile, kadib markii shacabka deegaanka ah oo kasoo horjeeda barakicinta dowlada ...

Xasan Cali Kheyre oo Cambaareeyay Xarigga Dhalinyaro iyo Suxufiyiin Loogu geystay Muqdisho

Muqdisho – Musharrax madaxweyne Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u cambaareeyay xarigga xalay magaalada Muqdisho loogu geystay dhalinyaro iyo xubno ka tirsan wariyeyaasha...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Istanbul Kula Kulmay Guddoomiyaha Warshadaha Difaaca Turkiga

Istanbul – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Istanbul kula kulmay Prof. Dr. Haluk Görgün, Guddoomiyaha Hay’adda Warshadaha Difaaca ee...

Safiirka Soomaaliya ee Tunisia oo Gudbiyay Nuqulka Waraaqaha Aqoonsiga Danjirenimo

TUNIS – Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Algeria, ahna Safiirka aan deggeneyn ee Tunisia, Danjire Yusuf Axmed Xasan, ayaa si rasmi ah...

Wasiirrada Difaaca Soomaaliya iyo Suudaan oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga

Muqdisho - Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa kulan doceed la yeeshay Wasiirka Difaaca dalka Suudaan, General...

Wasiirka Amniga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Hoggaamiyaha Burkina Faso

Burkina Faso – Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Burkina Faso ayaa kulan gaar ah...

Soomaaliya oo markii ugu horreysay laga furayo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka QM (OHCHR)

Geneva – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku guuleysatay in markii ugu horreysay taariikhda dalka laga furo Xafiiska Sare ee Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay...

Ciidanka Booliiska Xamar Jajab oo xiray wariyayaal ka tirsan Shabelle

Muqdisho – Ciidanka Booliiska ee saldhigga degmada Xamar Jajab ayaa si xoog ah u xireen laba wariye oo ka tirsan warbaahinta Shabelle, xilli ay...

Shacabka Muqdisho oo sheegay in ay diyaar u yihiin bannaanbax 10-ka May

Muqdisho – Qaar ka mid ah shacabka   magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay inay diyaar u yihiin inay dhigaan bannaanbax ballaaran oo la qorsheynayo 10-ka May,...

Shabelle oo Maanta u dabaal-dageysa sanad guuradeeda 24-aad

MUQDISHO – Sanad-guurada 24-aad ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ayaa maanta ku beegan, maadaama la aas aasay maanta oo kale 6 May ee sanadkii 2002-dii   Shabelle...

WARAR KALE

Zambia oo Doorasho u Dareeraysa Xilli Dhibaato Dhaqaale ay Tijaabinayso Dib-u-habaynta Dowladda

Lusaka – Dadka reer Zambia ayaa 13-ka Agoosto, u dareeraya doorashooyin guud oo si weyn loogu arko imtixaan lagu cabbirayo in dib-u-habaynta dhaqaale ee...

Somalia courts foreign investors for affordable housing projects

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Public Works, Reconstruction and Housing, Ayuub Yusuf, met a delegation of businesspeople and investors from Turkey, Djibouti and...

Soomaaliya oo soo jiidanaysa maalgashadayaal shisheeye oo danaynaya dhismaha guryaha

MUQDISHO — Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Soomaaliya, Xildhibaan Ayuub Yuusuf, ayaa kulan la yeeshay ganacsato iyo maalgashadayaal ka kala socday Turkiga,...