Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Kenya oo Mareykanka u Oggolaatay Furashada Xarun Karantiil oo Loogu Talagalay Dadka uu Ebola...

Nairobi, Kenya – Dowladda Kenya ayaa siisay Mareykanka oggolaansho rasmi ah oo uu ku isticmaali karo saldhig ciidan oo ku yaalla dalkaas si looga...

Madaxa WHO oo U Safraya Congo Xilli Ebola Mar Kale Ka Dillaacay Dalka

Geneva, Switzerland – Agaasimaha Guud ee Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO), Tedros Adhanom Ghebreyesus, ayaa ku dhawaaqay inuu u safrayo Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo...

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo Brazzaville kula kulmay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika

BRAZZAVILLE — Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige, ayaa Khamiistii kulan miro-dhal ah la qaatay Madaxweynaha Bangiga Horumarinta Afrika, Dr. Sidi Ould...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo Muqdisho ku qaabilay wafdi ka socda Dowladda Talyaaniga

MUQDISHO – Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Jenaraal Sahal Cabdullahi Cumar oo ay wehliyeen saraakiil sare oo ka tirsan Xoogga...

Xiisad siyaasadeed iyo mid ciidan oo laga soo sheegayo Dhuusamareeb

Dhuusamareeb - Warar dhiilo leh ayaa laga soo sheegayaa magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug iyadoo wali la isku heysto qaabka dowladdu ay u wajahayso...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Salaadda Ciidda Carafo kumaan shacabka kula tukaday Muqdisho

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Hassan Sheikh Mohamud, ayaa boqolaal ka mid ah shacabka Soomaaliyeed kula tukaday Salaadda Ciidda Carafo Masjidka Isbahaysiga Islaamka...

Ciidanka Kumaandooska Gorgor oo Salaadda Ciidda ku oogay deegaanka Xaaji Cali

Soomaaliya, Shabelle Dhexe - Ciidanka Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, gaar ahaan Ururka 9-aad ee Guutadda 18-aad, ayaa maanta salaadda Ciidul Adxaa ku...

Rooble oo munaasabadda Ciidda Carafo ugu hambalyeeyey shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho - Ra’iisulwasaarihii hore ee Soomaaliya, Maxamed xuseen Rooble, ayaa hambalyo ku aaddan munaasabadda Ciidul Adxaa u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Ummadda...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed Machadka Raoul oo kala saxeexday heshiis lagu...

Muqdisho — Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka Soomaaliyeed (GMXIQ) iyo Machadka Raoul Wallenberg ee Xuquuqda Aadanaha iyo Sharciga Bani’aadannimada (RWI) ayaa magaalada Muqdisho...

Shariif Sheekh Axmed oo shacabka ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo

Mogadishu – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheekh Axmed, ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda Ciidda Carafo, isaga oo shacabka u rajeeyey nabad, barwaaqo...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...