WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha Hay’adda SoDMA oo la kulmay George Conway + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa la kulmay ku xigeenka Ergeyga Xoghayaha Guud ee...

Al-Shabaab oo markale weerar khasaare geystay ka fulisay dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan shan qof ayaa dhintay saddex kale, oo uu ku jiro nin u dhashay dalka Shiinaha, dhaawacmay ka dib markii...

Galmudug oo ku gacan seertay tallaabadii guddiga doorashooyinka

GAALKACYO (SMN) - Maamulka Galmudug ayaa si cad uga horyimid tallaabada uu qaaday guddiga doorashada ee ku aadan dhaarinta xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Soomaaliya. Qoraal...

Xog: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan dalka Talyaaniga + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta kusii jeeda magaalada Roma ee caasimadda dalka Talyaaniga.   Ilo wareedyo lagu...

Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixin ka kooban 34 qodob

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya oo soo saartay warbixinteeda todobaadlaha ah ayaa uga hadashay xaaladda dalka, taas oo ka kooban 34 qodob oo lagu...

Faah faahino kasoo baxaya howlgallo laga sameeyey Muqdisho + ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgallo ay xalay ciiidamada dowladda Soomaaliya ka sameeyeen xaafado ka tirsan magaalada Muqdisho ee caasimadda...

Ra’iisul wasaare Abiy Axmed oo war cusub kasoo saaray heshiiska BADDA

ADDIS-ABABA (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa hoos u dhigay cabsida laga qabo dagaal ay la galaan Soomaaliya sababo la xiriira baadi-goobka...

Rooble & madax kale oo ka qayb-galay Salaadda Jinaasada xildhibaan Aamina

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble, Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo Madaxdii hore ee dalka ayaa salaadda Janaasada ku tukaday...

WARAR KALE

Ciidamada NISA oo Guriceel ku qabtay nin dil ka gaystay degmadaasi + Sawirro

GURICEEL (SMN) - Ciidanka NISA ee ka howlgala Galmudug ayaa gacanta kusoo dhigay Maxamed Cismaan Cabdiraxmaan oo ku eedeysan in habeeno ka hor uu...

Somalia Honors Former Speaker Jawaari with State Funeral

MOGADISHU, Somalia - In a solemn and dignified ceremony, Somalia paid its final respects to the late Mohamed Osman Jawaari, the former Speaker of...

Sawirro: Marxuum Jawaari oo maanta aas qaran loogu sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehliyaan madaxda kale ee Qaranka ayaa ka qayb galay Aaska Qaran ee...