Faahfaahin ku saabsan hoobiyeyaal ku dhacay Dharkenley + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya tiro hoobiyeyaal ah saaka ku dhacay qaybo kamid ah degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir,...
Yabooh oo dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh) ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo...
Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay howlgal ku dishay 20 Al-Shabaab ah
DHUUSAMAREEB (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhacay deegaanka Shabeelow ee koonfurta gobolka Mudug.
Sida ay shaacisay...
Wasiir Jaamac oo war cusub kasoo saaray dagaalka Al-Shabaab
GURICEEL (SMN) - Wasiirka gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo weli ku sugan furinta hore ee dagaalka ayaa ka hadlay arrimo ku aadan...
Wasiirka difaaca iyo madaxweyne Qoor Qoor oo booqday xero ku taalla Guriceel
GURICEEL (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga XFS Mudane Abdulkadir Mohamed Nur oo uu weheliyo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Ahmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa...
Wasiirka caafimaadka XFS oo la wareegi doono kal-fadhiga 70-aad ee kulanka WHO
QAAHIRA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada...
Sawirro: Guddoomiye Sheekh Aadan oo u baxay safar dibadeed + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar shaqo ugu...
Hoggaamiyaha SSC oo booqasho ku tegay xarunta Hay’adda SoDMA + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin Cabdulle oo uu wehliyo Gudoomiye ku xigeenka Dr Axmed Cabdi Aadan ayaa maanta xarunta...
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo u dhoofay dalka Eritrea
ASMARA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa safar shaqo ugu amba-baxay dalka Ereteriya oo ay tababar gaar ah ku...
Sawirro: DF oo dalka ku soo celisay muwaadiniin ku go’doonsanaa Sudan
MUQDISHO (SMN) - Muwaadiniintaan oo ka kooban caruur iyo waalidiintooda oo ku noolaa dalka Sudan ayaa ka gudbay xadka dalkaasi uu la leeyahay dalka...














