Faah-faahin: Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Muqdisho + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax is-miidaamin ah oo galabta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho, kaas...
Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo kulan deg-deg ah la yeeshay bulshada rayidka
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Hay'adda Maareynta Musiiboyinka Mudane Maxamuud Macallim Cabdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee SoDMA waxa uu kulan deg-degg ah kula qaatay...
NISA oo gacanta ku soo dhigtay nin Al-Shabaab hubka uga soo iibin jiray dibadda
MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay Sakariye Kamaal Suufi Abba-Sheekh (Saki) oo ahaa shaqsigii ugu...
DF oo digniin culus u dirtay shacabka Soomaaliyeed
MUQDISHO (SMN) - Waxaa soo baxaya digniino la xiriira roobab xoog leh oo ka di'i doono Somaaliya, kuwaas oo la sheegay inay wataan dabeylo...
Ciidamo Boolis ah oo weerar ku qaaday Iskuulka Hoyga Xamar + Sababta
MUQDISHO (SMN) - Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Soomaaliya ayaa lagu soo warramayaa in ay saaka weerar ku qaadeen Iskuulka Hooyga Xamar oo ku...
Sawirro: Wasiirka Xanaanada Xoolaha Soomaaliya oo kulamo ka wada Roma
ROMA (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa XFS Wasiir Xasan Xuseen Maxamed (Eelay) ayaa kulan miro dhal ah Magaalada Roma ee...
Dalalka ay ciidanka ka joogaan Somalia oo taageeray codsigii madaxweyne Xasan
NEW YORK (SMN) - Waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ee Uganda, Burundi, Ethiopia, Kenya iyo Djibouti, ayaa taageeray codsigii madaxwenaha Soomaaliya ee ahaa...
Faah-faahin ku saabsan qarax maanta ka dhacay degmada Buuloburde
BUULOBURDE (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax duhurnimadii maanta ka dhacay gudaha degmada Buuloburde ee gobolka Hiiraan.
Qaraxa...
Taliyaha Xoogga dalka oo booqasho ugu tegay ciidanka kumaandooska Danab
MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Gen, Ibraahin Sheekh Muxudiin, ayaa kormeeray maanta Taliska Guutada 16-aad Ciidanka kumaandooska Danab , isagoona kulan la...
Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo guddoomiyaha SoDMA?
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Maanta booqasho ku yimid Xarunta Dhexe ee Hay’adda...















