Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Wasiir Huruuse oo khudbad ka jeediyay shirka ururka G77 + China

MUQDISHO (SMN) - Ururka G77 ayaa  markii hore lagu aasaasay 77 dal oo dalkeennu ku jiray tan iyo 15 Juun 1964, oo hadda 60...

Taliska ciidamada Xoogga dalka oo war kasoo saaray howlgal ka socda Sh/Dhexe

JOWHAR (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in howlgallo culus oo ka dhan ah Al-Shabaab uu ka socda deegaano dhaca...

Xubno katirsan Al-Shabaab oo lagu dilay howlgal ka dhacay dalka Kenya

NAIROBI (SMN) - Ugu yaraan laba xubnood oo ka tirsan al-Shabaab ayaa Sabtidii shalay lagu dilay weerar gaadmo ah oo ay ciidamada milatariga Kenya...

Ra’iisul wasaare Xamza oo goordhow u dhoofay dalka Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta u ambabaxay magaalada New York...

Faah-faahino kasoo baxaya dagaal xoogan oo ka socda gobolka Bakool

RABDHUURE (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saaka dagaal culus uu ku dhex-marayo deegaanka Booco oo ku dhaw degmda Rabdhuure...

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaano ku yaalla gobolka Mudug

BACAADWEYN (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay saaka la waeeegeen magaalada Bacaadweyn ee gobolka Mudug.   Ilo dadka...

Dabkii ka kacay suuqa weyn ee magaalada Wajaale oo la damiyay

WAJAALE (SMN) - Ciidamada Dab Damiska ee Somaliland ayaa soo afjaray daminta dab xalay fiidkii ka kacay suuqa degmada Tog Wajaale oo ku taala...

DF oo shaacisay in howlgal lagu dilay xubno ka tirsanaa Al-Shabaab

MUQDISHO (SMN) - Warsaxaafadeed kasoo baxay wasaaradda warfaafinta Soomaaliya ayaa waxaa looga halay howlgal culus oo gelinkii dambe ee shalay ka dhacay deegaanka Qodqod,...

Wararkii ugu dambeeyay khasaaraha ka dhashay dagaalkii ka dhacay Qodqod

DHUUSAMAREEB (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidanka dadka deegaanka oo gelinkii dambe ee shalay ka...

Ciidamada ammaanka Muqdisho oo qabtay gaari siday walxaha qarxa

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada xasillinta caasimadda oo howlgal ka sameeyay deegaanka Daaru-salaam ee gobolka Banaadir ayaa maanta qabtay gaari qarax siday walxaha qarxa, kaas...

WARAR KALE

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...

Somalia PM Praises Women Entrepreneurs at Banadir Business Exhibition

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has opened a business exhibition in Mogadishu’s Hodan district, praising women entrepreneurs and young people for...

Egypt, Somalia, Eritrea and Sudan Hold Four-Way Summit on Regional Security and Cooperation

EL ALAMEIN, Egypt — The presidents of Egypt, Somalia and Eritrea, along with Sudan’s head of the Transitional Sovereignty Council, held a four-way summit...