Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay taliyeyaal cusub

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Xeer Madaxweyne ugu magacaabay Sareeye Guuto Madeey Nuureey Sheekh Taliye Ku xigeenka...

Ciidamada dowladda oo si buuxda ula wareegay magaalada Camaara

CAMAARA (SMN) – Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ayaa lagu soo warramayaa inay maanta la waeeegeen magaalada Camaara ee koonfurta gobolka Mudug.   Ilo...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax ka dhacay dalka Kenya + Khasaaraha

MANDHEERA (SMN) - Ugu yaraan 4 qof ayaa ku dhintay 8 kalena way ku dhaawacmeen qarax miino oo xalay fiidkii ka dhacay degmada Mandheera...

Wasiirka amniga Soomaaliya oo kulamo ka wada dalka Sacuudiga + Ujeedka

RIYAD (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha XFS, Mudane  Maxamed Shiikh Axmed Cali (Doodishe)oo ku sugan Magaalada Riyaad ee Sacuudi Carabiya ayaa la kulmay...

Madaxweynaha JFS oo warqadaha ka guddoomay danjiraha Midowga Yurub

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Dhuusamareeb u jooga hoggaaminta dagaalka ka dhanka aragagixisada ayaa waraaqaha aqoonsiga Danjirenimo...

ATMIS oo wareejisay saldhig ku yaalla Shabeelaha Dhexe + Sawirro

JOWHAR (SMN) - Hawlgalka Midowga Afrika  ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa haatan bilaabay wajigii labaad ee dhimista ciidamada ka jooga Soomaaliya, iyadoo lagu wareejiyay Ciidanka...

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo gaaray magaalada New York + Qorshihiisa

NEW YORK (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hamza Abdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa saaka gaaray magaalada New York...

Itoobiya oo ka jawaabtay sheegashada Al-Shabaab kadib dagaalkii Bakool

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Itoobiya ayaa beenisay sheegashooyinka kooxda Al-Shabaab kadib dagaal ciidankeeda iyo maleeshiyada shalay ku dhex-maray gobolka Bakool ee koonfur-galbeed Soomaaliya. Dagaalka ayaa...

Ciidamada ammaanka oo howlgallo culus ka sameeyay Muqdisho + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya, gaar ahaan kuwa Xasilinta Caasimadda iyo Booliska ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallado culus ka sameeyay gudaha...

Mucaaradka Koonfur Galbeed oo loogu baaqay inay xalka ku raadiyaan nabad

BAYDHABO (SMN) – Ibraahim Sheekh Cabdiwaaxid oo ah guddoomiye ku xigeenkii hore ee guddiga dib u heshiisiinta maamul goboleedka Koonfur Gabeed Soomaaliya ayaa ka...

WARAR KALE

Somalia, Qatar Discuss Expanding Cooperation in Development and Investment

MOGADISHU — Somalia and Qatar have discussed strengthening bilateral relations and expanding cooperation in development, investment and efforts to improve government institutions, Somalia’s Foreign...

Somalia PM Praises Women Entrepreneurs at Banadir Business Exhibition

MOGADISHU — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre has opened a business exhibition in Mogadishu’s Hodan district, praising women entrepreneurs and young people for...

Egypt, Somalia, Eritrea and Sudan Hold Four-Way Summit on Regional Security and Cooperation

EL ALAMEIN, Egypt — The presidents of Egypt, Somalia and Eritrea, along with Sudan’s head of the Transitional Sovereignty Council, held a four-way summit...