Maxay tahay sababta loo burburinayo Dhulka Kaasa Italia ee degmada Xamar?
MUQDISHO (SMN) - War qoraal ah oo ka soo baxay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa lagu faah...
Maxkamadda gobolka oo u fariisatay dacwad ka dhan ah rag loo haysto Musuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa maanta markii labaad wad dhagaysiga dacwad ka dhan ah eedeysanayaal loo haysto xatooyo xoolo dad weyne.
Xubnaha ay...
Gobolka Banaadir oo shaaciyay natiijada imtixaanka fasalka 8-aad + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane, Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta ka qayb galay shaacinta natiijada imtixaanka fasalka 8-aad...
Faah-faahin ku saabsan qarax ka dhacay magaalada Muqdisho + Khasaaraha
MUQDISHO (SMN) – Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir ee gobolka...
Bangiga Adduunka oo $75 milyan ugu deeqay dowladda Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Sare ee Maamulka Baanka Adduunka ayaa ansixiyay deeq lacageed oo dhan $75 milyan oo loogu talagalay dowladda federaalka Soomaaliya
Lacagtan ayaa...
Qaramada Midoobay oo soo dhoweysay in Kenya ay ciidamo u dirto dalka Haiti
NEW YORK (SMN) - Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa soo dhoweeyey dalabka dawladda Kenya ee ku aaddan inay hoggaamiso ciidamo caalami...
Maxay ka wada-hadleen R/W Xamza iyo Ergayga UNHCR ee Geeska Afrika?
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Ergeyga Gaarka ah ee Hay’adda Qaxootiga QM...
Xildhibaanada labada gole oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee...
Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir oo xukun adag ku ridday 36 ajaaniib ah
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday ajaaniib kalluumeysato ah oo lagu helay inay si sharci darro ah uga...
Wararkii ugu dambeeyay qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax saaka ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Shibis ee gobolka...















