Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Duqa Muqdisho oo kulan la yeeshay saraakiisha laamaha amniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa magaalad Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay shir guddoomiyay kulan gaar ah oo ka...

Aqriso: Madaxweynaha maamulka Galmudug oo magacaabis sameeyay

DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa magacaabay garsoorayaal cusub oo ka howl-geli doono degmooyinka Baxdo iyo...

Sawirro: Muxuu yahay ujeedka shirka uu guddoomiyay madaxweyne Xasan?

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa la kulmay Guddiga Qaran ee La-dagaallanka Lacag-dhaqidda iyo Ka-hortagga Maalgelinta Argagaxisada (AML/CFT)...

Madaale oo deeq guddoosiiyay qaar kamid ah dadka baahiyaha gaarka qaba

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xarunta Aqalka Dowladda Hoose Xamar ku qaabilay ku dhawaad...

XF Somalia oo shaacisay xog ku saabsan baarista weerarkii Kuliyadda Jaale Siyaad

MUQDISHO (SMN) -  Madaxda wasaaradda Gaashaandhiga Soomaaliya oo maanta hortegay Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa ka jawaabay su'aallo laga weydiiyay weerarkii Kuliyadda Jaalle Siyaad ee...

Al-Shabaab oo billowday isticmaalka diyaaradaha dagaalka ee Drones-ka

NAIROBI (SMN) - Ciidamada ammaanka dalka Kenya ayaa kordhiyay howlgallada ay ka wadaan xadka dalkaasi uu la wadaago Soomaaliya oo dhan 680 KM, iyaga...

Ciidanka Somaliland iyo jabhad hubeysan oo ku dagaalamay duleedka Hargeysa

HARGEYSA (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal xoogan oo u dhexeeyay ciidamada milatariga Somaliland iyo jabhad la magac baxday Dulmidiid...

Ganacsade Soomaali ah oo xalay lagu dilay gudaha dalka Koonfur Afrika

PORT ELIZABETH (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen muwaadin Soomaali ah...

DF Soomaaliya oo sheegtay in howlgal ay ku dishay 100 ka tirsanaa Al-Shabaab

JOWHAR (SMN) - Howlgal qorshaysan oo ay iska kaashadeen ciidanka dowladda iyo saaxiibada caalamiga ah ayaa saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay sohdinta gobollada Shabeelaha...

Shariif Sheekh Axmed oo baaq culus u diray beelaha ku dagaalamay Sh/Dhexe

JOWHAR (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo todobaadyo ku sugan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa baaq nabadeed u diray beelo...

WARAR KALE

Somalia and Azerbaijan Discuss Expanding Education Cooperation

BAKU — Somalia and Azerbaijan have discussed ways to strengthen education cooperation, including expanding opportunities for Somali students and supporting those currently studying in...

Al-Burhan oo Diiday Wadahadallo inuu la furto xoogaga RSF-ta

Khartoum, Suudaan – Taliyaha ciidamada Suudaan, General Abdel Fattah al-Burhan, ayaa sheegay in ciidamadiisu ay sii wadi doonaan dagaalka ilaa ay ciidamada Rapid Support...

Somalia urges European investors to explore country’s strategic resources

MOGADISHU, Somalia — Somalia is ready to attract international investment in its natural resources and key economic sectors, Prime Minister Hamza Abdi Barre said...