Shariif Sheekh Axmed oo baaq culus u diray beelaha ku dagaalamay Sh/Dhexe
JOWHAR (SMN) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed oo todobaadyo ku sugan gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa baaq nabadeed u diray beelo...
Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la yeeshay saraakiisha amniga + Ujeedka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah la qaatay qaar kamid ah saraakiisha hay'adaha amniga dowladda, isagoo...
Wararkii ugu dambeeyay shirka dib u heshiisiinta ee ka furmay Sh/Dhexe
CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa maanta deegaanka Burka Diirimeed...
Dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay xadka Shabeelaha Dhexe iyo Galgaduud
AADAN YABAAL (SMN) - Dagaal culus oo u dhaxeeyay Ciidanka Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaya saaxiibada Caalamka iyo kuwa Ururka Al Shabaab ayaa laga...
Muxuu ahaa ujeedka shirka uu gudoomiyay Sayid Aadan ee ka dhacay Beled-xaawo?
BELED-XAAWO (SMN) - Madaxweyne ku xigeenka koobaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa maanta shir gudoomiyay Kulanka amniga deegaanada xuduudka ku yaala ee...
Aqriso: Mareykanka oo xayiraad saaray hogaamiye ka tirsan Daacishta, Somalia
WASHINGTON (SMN) - Mareykanka ayaa cunaqabateyn ku soo rogay Cabdiweli Maxamed Yuusuf oo ah madaxa maaliyadda ee garabka Daacish uga dagaalama gudaha Soomaaliya.
Ninka ayaa...
Madaxweyne Qoor Qoor oo guddoomiyay shirka amniga Galmudug + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha maamulka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa guddoomiyay shirka amniga, oo uu goobjoog ka ahaa madaxweyne ku xigeenka...
Sawirro: Halkee ayuu marayaa heshiiska mataaneenta Muqdisho iyo Konyo?
KONYO (SMN) - Agaasimaha Xiriirka Dibadda iyo Hey'adaha Caalamiga Mudane Maxamed Xasan Maxamed oo ay wehliyaan Agaasime Kuxigeenka Waaxda Dhulka iyo Xiriiriyaha D.hoose ee...
Sawirro: DF Soomaaliya iyo QM oo ka shiray wada-hadallada Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay sarkaal ka socda Mareykanka + Sawirro
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga...














