Daawo: Madaxweyne Xasan Sheekh oo ku wajahan magaalada Dhuusamareeb
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maalmaha soo socda ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee...
Muxuu Ra’iisul wasaaraha XFS ka yiri amniga guud ee magaalada Muqdisho?
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya oo gelinkii dambe ee shalay booqasho ku tegay degmada Heliwaa ayaa ka hadlay amniga Muqdisho.
Xamza ayaa...
Dadaalladii lagu dhex-dhexaadinayay dowladda iyo Puntland oo fashilmay
MUQDISHO (SMN) - Warar hoose oo soo baxaya ayaa sheegaya in uu fashilmay isku day lagu raadinayay inay ku wada-hadlaan dowladda federaalka Soomaaliya iyo...
R/W Xamza oo kulan uga qayb-galay degmada Heliwaa + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta Degmada Heliwaa kaga qayb kulan lagu xoojinayo wada shaqeynta...
Wasiirka amniga oo hortegay guddi ka tirsan Golaha Aqalka Sare + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddiga Amniga iyo Difaaca Aqalka Sare ee BJFS oo gudanaya waajibaadkiisa Dastuuriga ah ayaa maanta xafiisjooda ugu yeeray Wasiirka Wasaaradda Amniga...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshad XFS oo la kulmay wakiilka UNICEF
MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Maxamed Cilmi Ibraahim ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabbilay wakiilka hay’adda UNICEF...
Xildhibaan shaaciyay inay mushaar la’aan yihiin ciidamadii laga keentay Eritrea
MUQDISHO (SMN) - Xildhibaan Khaliif Cabdi Cumar oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in mushaar la’aan ay yihiin ciidamadii laga soo tababaray...
Wasiirka amniga maamulka Jubbaland oo ka warbixiyay shir ka dhacay Beledxaawo
BELEDXAAWO (SMN) - Wasiirka Amniga dowlad goboleedka Jubbaland S/Gaas Yuusuf Xuseen Cismaan (Dhuumaal) ayaa ka warbixiyey Kulan looga hadlayey amniga deegaanada xuduudka ku yaala...
Saraakiil loo haysto Musuq oo maalintii 2aad la horgeeyay maxkamadda gobolka
MUQDISHO (SMN) - Maxkamada gobolka Banaadir ayaa maalintii labaad dhageysaneyso dacwadda loo heysto sarakiil katirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya oo ku eedeysan Musuq...
Guriceel oo lagu soo bandhigay ciidamo ka qayb-qaadanaya dagaalka Al-Shabaab
GURICEEL (SMN) - Duleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud waxaa lagu soo bandhigay boqolaal kamid ah ciidanka dadka deegaanka, kuwaas oo ka qayb qaadanaya...















