Sawirro: DF Soomaaliya iyo QM oo ka shiray wada-hadallada Somaliland
MUQDISHO (SMN) - Ergayga Gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Arrimaha Somaliland Mudane Abdikarim Hussein Guled ayaa kullan la qaatay Wakiilka Qaramada Midoobay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo qaabilay sarkaal ka socda Mareykanka + Sawirro
ROMA (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay Kuxigeenka Wasaaradda Maaliyada Maraykanka ee Arrimaha argagixisada iyo ka hortagga...
Madaxweyne Cali Guudlaawe oo gaaray deegaanka Burka Diirimeed + Sawirro
CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta gaaray deegaanka...
Weerar khasaare geystay oo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar barqanimadii maanta ka dhacay agagaarka isgoyska Bakaaraha ee magaalada Muqdisho, kaas oo geystay...
Sawirro: Maxaa ka soo baxay shirka golaha wasiirada Soomaaliya?
MUQDISHO (SMN) - Shirka Toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda iyo Dastuurka,...
Faah-faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay duleedka magaalada Kismaayo
KISMAAYO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyay Al-Shabaab iyo ciidamada Jubbaland uu ka dhacay...
Sawirro: Ra’iisul wasaaraha XFS oo kulan la yeeshay madaxweynaha dalka Tanzania
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qaybgalay Shir Madaxeedka Afrika ee Horumarinta...
Sawirro: Ruushka oo DF Soomaaliya ka cafiyay lacag ka badan $684-Million
MUQDISHO (SMN) - Kulan ay yeesheen Wasiirka Maaliyadda XFS Biixi Iimaan Cige iyo Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dalka Ruushka Timur Igorevich Maksimov ayey ku...
Kulan looga hadlayay saameynta maan-dooriyaha oo lagu qabtay Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa ka qeybgalay Madal lagu soo bandhigaayay (SAAMEYNTA UU...
Sheekh Aadan Madoobe oo la kulmay wakiilka Midowga Afrika + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa ku qaabilay...














