R/W Xamza oo laba qodob kala hadlay madaxweynaha Kenya + Sawirro
DAR ES SALAAM (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa magaalada Dar es Salaam kulan gaar ah...
Guddiga dastuurka oo maanta wareejiyay heshiisyadii Golaha Wadatashiga Qaran
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Guddiga dib u eegista iyo la socodka hirgelinta Dastuurka xildhibaan, Xuseen Iidow ayaa maanta si rasmi ah ugu wareejiyay Guddiga...
Taliye Shub oo sheegay in cadaalad darro weyn ay ka jirto xabsiyada dalka
MUQDISHO (SMN) - Mahad Cabdiraxmaan Aadan (Shub) oo ah taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo maanta khudbad ka jeediyay kulan ka dhacay magaalada caasimadda ah...
Maxkamadda gobolka oo la horgeeyay agaasimeyaal loo haysto musuq-maasuq
MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda gobolka Banaadir, ayaa maanta markale u fariisatay dhageysiga dacwad loo heysto mas'uuliyiin ka tirsan wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha bulshada Xukuumadda...
Duqa magaalada Muqdisho oo xarigga ka jaray xarun muhiim ah + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xalay xarig jaray xarunta Dad-dhigista dowladda hoose Xamar ee...
Ra’iisul wasaare Xamza oo ka hadlay weerarkii Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad
MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre oo haatan ku sugan dalka Tanzania ayaa ka hadlay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee Isniintii lagu...
Wararkii ugu dambeeyay xaaladda cakiran ee maamul goboleedka Puntland
GAROOWE (SMN) - Cabdinuur Maxamed Farey oo kamid ah siyaasiyiinta ka soo jeeda dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadlay xaaladda cakiran ee maamulkaasi, gaar...
Howlgal ka dhacay degmada Waajid oo lagu dilay 25 ka tirsanaa Al-Shabaab
WAAJID (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya howlgal qorsheysan oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka ka fuliyeen duleedka degmada Waajid ee...
Aadan Madoobe oo war kasoo saaray qaraxii Xerada Kuliyadda Jaalle Siyaad
MUQDISHO (SMN) - Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka ayaa si kulul u cambaareeyay qarax ismiidaaminta ahaa ee ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen...
Falcelin xoogan oo ka dhalatay go’aanka golaha wakiilada maamulka Puntland
GAROOWE (SMNN) - Golaha wakiilada Puntland oo maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa soo saaray go'aan culus...














