Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

R/W ku xigeenka dalka oo shir muhiim ah ka furay Muqdisho + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa maanta daah-furay barnaamijka Caddaaladda iyo Asluubta, si loo horumariyo...

Wasiirka difaaca Kenya oo sheegay inay ka hortagayaan weerarada Shabaab

NAIROBI (SMN) - Wasiirka wasaaradda difaaca dalka Kenya Aaden Barre Ducaale oo ku sugan deegaanada xuduuda gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegay...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo dhagax dhigay dhismaha waddo cusub

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Miqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale), ayaa dhagax-dhigay Laamiga Via Liberia ee isku xira Isgoyska Shaqaalaha...

Maxaa iska beddelay Dakhliga DF kaddib ololaha la dagaallanka Musuqa?

MUQDISHO (SMN) - Dabayaaqadii Abriil-2023 dowladda Soomaaliya waxa ay billowday dagaal kadhan ah musuqa iyo boobka dakhliga ka soo gala ilaha kooban ee dakhliga...

Laamaha ammmaanka dalka Kenya oo xiray Ajaaniib u socotay Al-Shabaab

GAARISA (SMN) - Sida ay ku warrantay mid kamida warbaahinta maxalliga ah ee Kenya laamaha amaanka dalka ayaa shaaca ka qaaday in magaalada Mooyaale...

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay Axmed Madoobe?

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa xalay Shir gudoomiyay kulan lagaga hadlayay dardar galinta howlgalada kasocda deegaanada Jubaland...

Al-Shabaab iyo ciidamada dowladda oo ku dagaalamay degmada Dayniile

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya weerar ay xalay xubno ka tirsan Al-Shabaab kusoo qaadeen bar-koontarool oo ku taalla degmada...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan kale la yeeshay madaxdii hore + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa casho sharaf ku maamuusay Madaxda iyo masuuliyiinta hore ee ka qeyb-galay kulankii...

Qarax is-miidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho + Khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha dhimasho iyo midka dhaawac ee ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo lagu weeraray meel...

Kenya oo askar looga dilay weerar ka dhacay magaalada Mandheera

NAIROBI (SMN) - Faah faahin ayaa ka soo baxaysa khasaaraha dhimasho ee ka dhashay weerar ay dagaal yahanada Al Shabaab ku qaadeen saldhig ciidan...

WARAR KALE

South West State cabinet reviews security, floods and youth employment

BAIDOA, Somalia — South West Somalia's cabinet has discussed security, flooding risks, youth employment and the delivery of basic public services at a meeting...

Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed?

BAYDHABO - Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Golaha Wasiirrada Dowladda Koonfur Galbeed kaas oo looga...

South West State steps up El Niño preparations amid flood fears

BAIDOA, Somalia — Authorities in Somalia's South West state have stepped up preparations for possible flooding as seasonal rains linked to El Niño are...