Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mucaaradka oo dib u dhigaya bannaanbixii loo qorsheeyay 16-ka May

Muqdisho — Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xubnaha mucaaradka Soomaaliya ay goordhow shaacin doonaan dib u dhigista bannaanbixii loo qorsheeyay 16-ka bishan May,...

Ciidamada AUSSOM oo kulan dhiirrigelin iyo bilado guddoonsiin ah ku yeeshay Muqdisho

Muqdisho — Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya iyo howlgalka AUSSOM, Amb. El Hadji Ibrahima Diene, ayaa magaalada...

WARBIXIN: Muddo xileedka Madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta ku eg, iyadoo wadahadallo siyaasadeed ay...

Muqdisho — Maanta oo ay taariikhdu tahay 15-ka May 2026, waxaa si rasmi ah u dhammaanaya muddo xileedka Madaxweynaha Xasan Sheekh Maxamuud, oo xilka...

Masar iyo Ruushka oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga iyo arrimaha gobolka

New Delhi — Wasiirka Arrimaha Dibadda, Iskaashiga Caalamiga ah iyo Masaarida Dibadda ee dalka Masar, Dr. Badr Abdel Aati, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka...

 India oo cambaareysay weerar Burcad-badeeda ku qaadey Markab ay leedahay

NEW YORK - Dowladda Hindiya ayaa si adag u cambaareysay weerar lala beegsaday doon laga leeyahay dalkaas, kaas oo ku degay biyaha dalka Cumaan.   Hindiya...

Muqdisho oo laga xusayo 83-guurada aas-aaska Ururka SYL

Muqdisho – Waxaa maanta oo ku beegan 15-ka May si weyn looga xusayaa 83-guurada kasoo wareegtay aas-aaska Ururka Gobonnimo-doonka Soomaaliyeed ee SYL (Somali Youth...

Dagaal Xooggan oo Ka Socda Duleedka Magaalada Baydhabo

Baydhabo – Wararka laga helayo duleedka magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in dagaal culus uu u dhexeeyo ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya iyo ciidamo taabacsan madaxweynihii...

Guddiga Doorashooyinka oo Shaaciyay Natiijada Doorashada Koonfur Galbeed

Baydhabo – Guddiga Doorashooyinka ayaa shaaciyay natiijada doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday deegaanada maamulka Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Baydhabo.   Doorashadan oo ay...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Qaabilay Danjiraha Cusub ee Jabuuti

Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha cusub...

Xiisad Cusub oo Ka Soo Cusboonaatay Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya

Tigray – Madaxweynaha maamulka Tigray iyo guddoomiyaha TPLF, Debretsion Gebremichael, ayaa ka hadlay xaaladda sii xumaaneysa ee gobolka, isagoo sheegay in mudnaanta ugu weyn...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...