Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Deni oo ka digay muddo kororsiga dowladda

Muqdisho – Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa ka digay khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay arrimaha muddo kororsiga dowladda Federaalka Soomaaliya.   Madaxweyne Deni...

Dowladda Federaalka oo ku dhawaaqday muddo kororsi hal sano ah

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wajahaysa muran siyaasadeed oo xoogan kadib markii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu sheegay in muddo xileedkiisu uu ku...

Sheekh Shariif oo ka digay in loo adeegsado gaadiidka gaashaaman ee dowlada

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo adeegsiga gaadiidka gaashaaman ee ciidamada dowladda,...

Madaxweyne Farmaajo oo ka digay xaalad siyaasadeed oo halis ah

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka digay xaalad siyaasadeed oo cakiran oo uu sheegay in dalka wajahayo,...

Howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka dhacay Gobolka Hiiraan

Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq-aqable ee Gobolka Hiiraan, halkaas...

Shirkii Dowladda iyo Mucaaradka oo fashil ku soo dhammaaday

Muqdisho — Shirkii maalmahan uga socday Muqdisho Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka ayaa la sheegay inuu fashil ku soo dhammaaday, kadib markii dhinacyadu ay...

Howlgal ka dhacay duleedka Baydhabo oo lagu dilay Ku dhawaad 50 xubnood ooka tirsanaa...

Baydhabo — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay inay xalay howlgal qorsheysan ka fuliyeen duleedka magaalada Baydhabo, kaddib weerar gaadmo ah oo sida la...

Saraakiishii ku geeriyootay dagaalkii ka dhacay duleedka Baydhabo oo aas qaran loogu sameeyay magaaladaasi

Baydhabo — Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed, Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa ka qeyb galay aas qaran oo loo sameeyay saraakiishii...

Midowga Yurub oo rajo ka muujiyay wada-hadallada dowladda iyo mucaaradka Soomaaliya

Muqdisho — Iyadoo ay wali socdaan wada-hadallada u dhexeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mucaaradka, kuwaas oo diiradda lagu saarayo arrimaha siyaasadda iyo hannaanka doorashooyinka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ubax dhigay Taalada SYL munaasabadda 15-ka May awgeed

Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad lagu xusayay 83-guurada kasoo wareegtay aas-aaskii ururkii gobannimo-doonka Soomaaliyeed...

WARAR KALE

Guddiga Golaha Shacabka oo kormeeray Hay’adda SARIS

Muqdisho - Guddiga Beeraha, Horumarinta Reer Miyiga, Xoolaha iyo Kheyraadka Badda ee Golaha Shacabka ayaa maanta kormeer shaqo ku tegay xarunta Hay’adda Sharciyeynta Adeegyada iyo...

Guddiga Aqalka Sare oo bilaabay ka-doodista Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Dakhliga

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta bilaabay akhrinta iyo ka-doodista Hindise-Sharciyeedka...

SoDMA iyo IRC oo Muqdisho ku qabtay shir ku saabsan qorsheynta iyo diyaargarowga fatahaadaha...

Muqdisho, Soomaaliya - Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Hay’adda International Rescue Committee (IRC), ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay shir soconaya muddo...