Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guddoomiyaha SoDMA oo Gaaray Magaalada Cadaado & Taageero Gaarsiiyay Deegaanada Abaartu Saameysay

Cadaado, Galgaduud — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehlinayaan Guddiga Abaaraha ee Galmudug, ayaa gaaray magaalada...

Xildhibaano iyo Shacab lagu soo celiyay Garoonka Aden Adde kadib Diyaaradooda loo Diiday inay...

MUQDISHO, Soomaaliya — Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo dad rayid ah ayaa ku xayiran Garoonka Diyaaradaha ee Aden Adde International Airport ee...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo la kulmay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga

MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay u qeybsanaha Arrimaha Difaaca Safaaradda Talyaaniga ee Soomaaliya, Antonino Mazzocca.   Kulanka...

Madaxweynaha Jubaland oo kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Federaalka ku matala Jubaland

KISMAAYO — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Jubaland, Axmed Maxamed Islaam, ayaa kulan wadatashi ah ku casuumay Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku matala...

Banaanbaxyo ka dhacay Pakistan iyo Ciraaq ka dib geerida Khamenei

Karachi, Pakistan - Banaanbaxyo waaweyn ayaa ka dhacay Pakistan iyo Ciraaq kadib markii la shaaciyey in weeraro Mareykanka iyo Israa’iil ay ku dileen Hogaamihii...

Wasiirka Dowlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda Sacuudiga

RIYADH — Wasiirka Dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cali Maxamed Cumar, ayaa kulan la yeeshay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda...

Geeridii Ayatullahi Ali Khamene ioo si rasmi ah loo xaqiijiyay

TEHRAN - Warbaahinta dowladda Iran ayaa xaqiijisay in Hoggaamiyaha Sare ee dalkaas, Ali Khamenei, lagu dilay weerar ballaaran oo ay fuliyeen Mareykanka iyo Israa’iil,...

SoDMA Magaalada oo Xeraale ka daahfurtay biyo-dhaamin

XERALE, Soomaaliya — Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa maanta magaalada Xeraale ee gobolka Galgaduud ka daahfuray biyo-dhaamin degdeg...

NISA oo howlgal ku dishay in ka badan 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab

MUQDISHO — Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibo caalami ah, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu beegsaday kooxda Al-Shabaab, kuwaas...

Madaxweynaha oo kulan la qaatay Madaxda ururrada Siyaasadda Dalka

MUQDISHO — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan afur ah la qaatay qaar ka mid ah madaxda ururrada siyaasadda dalka, iyadoo...

WARAR KALE

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...

Somali army land forces chief inspects frontline positions in Baidoa

BAIDOA, Somalia — The commander of the Somali National Army’s land forces, Brigadier General Sahal Abdullahi Omar, inspected frontline military positions in Baidoa during...