Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Bogsiinta Dhaawacyadii Hore waa natiijada Dhab u heshiisiin iyo Dhismaha Mustaqbal Nabadeed

Muddo dheer umadda Soomaaliyeed waxaa saarnaa culeysyo dhanka colaadaha ah, dhibaatooyin iyo kala qeybsanaan, balse haatan waxaa u billowday waji cusub oo soo kabasho...

Farmaajo oo La Kulmay Madaxda Puntland iyo Jubbaland, Baaqna U Diray Madaxweyne Xasan Sheekh

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Somalia, Mohamed Abdullahi Farmaajo, ayaa maanta kulan salaan iyo is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland,...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Qaabilay Wafdi ka Socday Jaamacadda Carabta

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Jaamacadda Carabta, oo...

Kusimaha Madaxweynaha oo Qaabilay Wafdi ka Socday ALECSO

Muqdisho –  Kusimaha Madaxweynaha Jamhuuriyadda ahna Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Somalia, Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur (Madoobe), ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi heer...

Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubaland oo Muqdisho Ku Qaabilay Farmaajo

Muqdisho – Madaxweynayaasha dowlad-goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Said Abdullahi Deni iyo Ahmed Mohamed Islam, ayaa Muqdisho ku qaabilay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi...

Senator Muuse Suudi oo Ka Horyimid Qodob Ku Saabsan Maqaamka Gobolka Banaadir

Muqdisho – Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa si adag uga horyimid qodob lagu sheegay in uu dhigayo in Banaadir la siiyo maqaam ka hooseeya...

Farmaajo oo Muqdisho Ku Kulmi Doona Hogaamiyeyaasha Puntland iyo Jubaland

Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Mohamed Abdullahi Farmaajo ayaa goordhow ka qeybgeli doona kulan lagu qabanayo Airport Hoteladaxweynayaasha maamul goboleedyada Puntland iyo Jubbaland, Siciid...

Golaha Mustaqbalka ee Muqdisho ku sugan oo caqabad la kulmaya

Muqdisho – Sida ay Shabeelle u xaqiijiyeen xubno ka tirsan Golaha Mustaqbalka, kulan dhexmaray Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sharif Sheikh Ahmed iyo Taliyaha Hay’adda...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Shirkii Labaad ee Talyaaniga iyo Afrika

Addis Ababa -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Somalia, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka qeyb galay Shirkii Labaad ee Talyaaniga iyo Afrika oo lagu qabtay magaalada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Ka Qeyb Galay Munaasabad Lagu Soo Bandhigay Natiijooyinkii COP30

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay guulihii iyo natiijooyinkii ay Dowladda Federaalka Soomaaliya...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...