WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Guudlaawe oo la kulmay xildhibaanada kasoo jeeda HirShabelle + ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa kulan la qaatay qaar kamid ah Xildhibaanada labada aqal ee BJFS ee...

Soomaaliya iyo Aljeeriya oo ka wada-hadlay xoojinta xiriirka labada dowladood

NAIROBI (SMN) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya mudane, Jabriil Ibraahim Cabdulle ayaa kula kula qaatay Xafiiskiisa Nairobi danjiraha dalka Aljeeriya isla markaana...

Sidee loo kala helay codadka wareega 1-aad ee doorashada guddoonka BF?

MUQDISHO (SMN) - Waxaa goordhow la soo gabagabeeyey tirinta codadka wareega koowaad ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka Soomaaliya, taas oo ka socota Teendhada Afisyooni. Musharixiinta...

Faa-faahino kasoo baxaya weerar qaraxyo ku billowday oo lagu qaaday Balcad

BALCAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar culus oo ay Al-Shabaab saaka ku qaadeen degmada Balcad ee gobolka...

Xiisad xoogan oo ka taagan Jowhar kadib dagaal ka dhacay magaaladaasi

JOWHAR (SMN)  - Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in maanta xaalad kacsanaan ah laga dareemayo magaaladaasi, kadib markii ay ku dagaalameen ciidamo...

Sawirro: Madaxweyne Lafta Gareen oo kulamo xasaasi ah ka wado Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa hoygiisa Muqdisho ku qaabilay Raisul wasarihii hore Dalka...

Al-Shabaab oo xoolo ka dhacday deegaan hoostaga degmada Baxdo

BAXDO (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ee maanta ay Al-Shabaab xoolo ay lahaayeen dad shacab...

WARAR KALE

Farmaajo oo ka horyimid go’aanadii kasoo baxay shirkii golaha wadatashiga qaran

MUQDISHO (SMN) - Madaxweyinihii hore ee Soomaaliya, Mudane Maxame Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo warsaxaafadeed soo saaray ayaa ka horyimid qodobada kasoo baxay shirkii golaha...

Ciidamada dowladda oo howlgal ku dilay sarkaal ka tirsanaa Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo xalay howlgal culus ka sameeyay deegaanka Golweyn ee gobolka Shabeellada Hoose ayaa dilay sarkaal sare oo...

Xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka Puntland oo shil ku geeriyooday

GAROOWE (SMN) - Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Puntland Mudane, Cabdirisaaq Axmed Siciid ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Puntland ee...